{"id":6500,"date":"2025-10-01T11:18:17","date_gmt":"2025-10-01T11:18:17","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6500"},"modified":"2025-10-01T11:18:17","modified_gmt":"2025-10-01T11:18:17","slug":"dowladdaha-qatar-masar-iyo-turkiga-oo-war-ka-soo-saaray-qorshaha-nabadda-qasa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6500","title":{"rendered":"Dowladdaha Qatar, Masar iyo Turkiga oo War ka soo Saaray qorshaha nabadda Qasa."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 1 Oct 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Qatar, Masar iyo Turkiga waxay oggolaadeen qorshaha nabadda ee Qasa oo wax ka beddel lagu sameeyay , iyagoon lagu wargelin, waxayna billaabeen inay cadaadis ku saaraan Xamaas, sidii ay ku aqbali lahayd qorshahan, sida ay werisay Axios.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Qatar Sheikh Mohammed Al-Thani, madaxa sirdoonka Masar,Abbas Kamel Rashad, iyo madaxa sirdoonka Turkiga,Ibrahim Kalin ayaa maanta magaalada Dooxa kula kulmay laba jeer hoggaamiyeyaasha Xamaas ee ku sugan Dooxa, iyagoo ku boorriyay inay aqbalaan heshiiska.<\/p>\n<p>Al-Thani ayaa Xamaas u sheegay inuu qorshahan yahay heshiiska ugu wanaagsan ee ay Xamaas heli karto, isla markaana Trump si dhab ah uga go\u2019an yahay inuu soo afjaro dagaalka.<\/p>\n<p>Xamaas waxaa loo qabtay 3 ilaa 4 maalmood inay kaga jawaabto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 1 Oct 2025 {CBB}\u00a0Qatar, Masar iyo Turkiga waxay oggolaadeen qorshaha nabadda ee Qasa oo wax ka beddel lagu sameeyay , iyagoon lagu wargelin, waxayna billaabeen inay cadaadis ku saaraan Xamaas, sidii ay ku aqbali lahayd qorshahan, sida ay werisay Axios. Ra\u2019iisul wasaaraha Qatar Sheikh Mohammed Al-Thani, madaxa sirdoonka Masar,Abbas Kamel Rashad, iyo madaxa sirdoonka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6501,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6500","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6500","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6500"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6500\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6502,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6500\/revisions\/6502"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6501"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6500"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6500"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6500"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}