{"id":651,"date":"2024-07-27T15:36:31","date_gmt":"2024-07-27T15:36:31","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=651"},"modified":"2024-07-27T15:36:53","modified_gmt":"2024-07-27T15:36:53","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-noqonaya-golaha-wasiiradda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=651","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Xamse oo magacaabay xubno kamid noqonaya Golaha Wasiiradda"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 27 July 2024 {CBB}<\/strong><strong>\u2013<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada.<\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa lagu yiri:<\/p>\n<p><strong>\u201cRa\u2019iisul Wasaare Xamse oo gudanaya waajibka Dastuuriga ah ee ku xusan qoddobada \u00a097,98 iyo 100aad ee dastuurkaga KMG ah, isla markaana uu tixgeliyay talada Madaxweynaha JSF, uuna garawsaday hawlada baaxadda leh ee horyaalla Xukuumadda, waxa uu magacaabay xubnaha hoos ku xusan<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Mudane Gen. Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobbe) \u2013 Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka.<\/li>\n<li>Mudane Cumar Cali Cabdi \u2013 Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga<\/li>\n<li>Mudane Siciid Maxamed Maxamuud (Xayd) \u2013 Wasiiru dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta<\/li>\n<li>Mudane Maxamuud Cabdiqaadir Xaaji (Jeego) \u2013 Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha\u201d<\/li>\n<\/ol>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-653\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/WhatsApp-Image-2024-07-27-at-08.35.44.jpeg\" alt=\"\" width=\"1068\" height=\"1077\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/WhatsApp-Image-2024-07-27-at-08.35.44.jpeg 1068w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/WhatsApp-Image-2024-07-27-at-08.35.44-297x300.jpeg 297w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/WhatsApp-Image-2024-07-27-at-08.35.44-1015x1024.jpeg 1015w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/WhatsApp-Image-2024-07-27-at-08.35.44-150x150.jpeg 150w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/WhatsApp-Image-2024-07-27-at-08.35.44-768x774.jpeg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/WhatsApp-Image-2024-07-27-at-08.35.44-416x420.jpeg 416w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/WhatsApp-Image-2024-07-27-at-08.35.44-640x645.jpeg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/WhatsApp-Image-2024-07-27-at-08.35.44-681x687.jpeg 681w\" sizes=\"auto, (max-width: 1068px) 100vw, 1068px\" \/><\/p>\n<p>Xubnahan la magacaabay ayaa dhammaantood ka tirsan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 27 July 2024 {CBB}\u2013Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa lagu yiri: \u201cRa\u2019iisul Wasaare Xamse oo gudanaya waajibka Dastuuriga ah ee ku xusan qoddobada \u00a097,98 iyo 100aad ee dastuurkaga KMG ah, isla markaana uu tixgeliyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":653,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-651","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/651","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=651"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/651\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":654,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/651\/revisions\/654"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/653"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=651"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=651"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=651"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}