{"id":6517,"date":"2025-10-03T09:20:48","date_gmt":"2025-10-03T09:20:48","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6517"},"modified":"2025-10-04T09:24:52","modified_gmt":"2025-10-04T09:24:52","slug":"safaaradda-soomaaliya-ee-yemen-oo-8-sano-kaddib-dib-u-billowday-bixinta-baasaboorka-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6517","title":{"rendered":"Safaaradda Soomaaliya ee Yemen oo 8 sano kaddib dib u billowday bixinta Baasaboorka Dalka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 3 Oct , 2025 {CBB} <\/strong>Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Yemen ayaa 8 sano kaddib dib u billowday bixinta Baasaboorka Dalka, muddadaas waxa ay Dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas ay dalbanayeen in loo fududeeyo sidii ay ku heli lahaayeen maadaama ay u baahan yihiin.<\/p>\n<p>Safiirka Soomaaliya ee Yemen Cabdixakiin Maxamed Axmed oo ka hadlay Musaabadda dib u furista qaadashada Baasaboorka Dalka ayaa sheegay in wixii hadda ka dambeeya ay Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool dalban karaan.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>Cabdixakiin ayaa intaas ku daray in tallaabadaan ay xallin u tahay caqabadaha jira, waxaana uu sheegay in mudnaanta ay siinayaan sidii loo hubin lahaa helitaanka aqoonsiga dadkaan Soomaaliyeed ee ku nool Yemen.<\/p>\n<p>\u201cKu dhowaad 8 sano sano kaddib ayaa dib u billownay bixinta Baasaboorka oo ah xuquuqda muwaadinka xaqqa u leeyahay, Hadda kaddib si caadi ah ayay u qaadan doonnaan qofkii la caddeeyo muwaadinnimadiisa\u201d Ayuu yiri Safiirka Soomaaliya ee Yemen, Cabdixakiin Maxamed Axmed.<\/p>\n<p>Dad u badan Arday ayaa muddo Waxbarasho uga xayirnayd helitaanka Baasaboorka Soomaaliya, waxaana socday dedaallo kala duwan oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Yemen sameeyeen oo ugu dambeyn maanta ay gaareen guusha halgankooda.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 3 Oct , 2025 {CBB} Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Yemen ayaa 8 sano kaddib dib u billowday bixinta Baasaboorka Dalka, muddadaas waxa ay Dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas ay dalbanayeen in loo fududeeyo sidii ay ku heli lahaayeen maadaama ay u baahan yihiin. Safiirka Soomaaliya ee Yemen Cabdixakiin Maxamed Axmed oo ka hadlay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6518,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6517","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6517","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6517"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6520,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6517\/revisions\/6520"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6518"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}