{"id":6521,"date":"2025-10-03T09:23:01","date_gmt":"2025-10-03T09:23:01","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6521"},"modified":"2025-10-04T09:24:21","modified_gmt":"2025-10-04T09:24:21","slug":"madaxweyne-xasan-sheikh-oo-hayadaha-amniga-faray-in-aan-muqdisho-lala-dhexmari-karin-gaadiid-ciidan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6521","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheikh oo hay\u2019adaha amniga faray in aan Muqdisho lala dhexmari karin gaadiid ciidan."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 3 Oct , 2025 {CBB} <\/strong>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa faray laamaha amniga in aan magaalada Muqdisho lagu dhex wadi karin gaadiid ciidan oo aan ahayn kuwa hay\u2019adaha amniga ee dowladda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ku eedeeyay qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka inay carqaladeynayaan amniga caasimadda, isaga oo xusay in dowladda Federaalka ay dadaal badan gelisay sidii dib loogu soo celin lahaa xasilloonida iyo kalsoonida shacabka ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cMagaaladan amnigeeda waxaan uga shaqeynay si buuxda. Waxaa jirtay bil dhameystiran oo aan hal dhacdo oo amni darro ah laga soo sheegin. Sidaas darteed, ma aqbali doonno in qof walba uu magaalada ku dhex maro gaadiid dagaal,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu wuxuu si kulul u cambaareeyay falkii dhawaan ka dhacay saldhigga booliska ee Warta Nabadda, isaga oo sheegay in haddii aysan ciidamada dowladda muujin lahayn is-xakameyn, ay suurtogal ahaan lahayd in meesha ay ka dhacdo musiibo weyn.<\/p>\n<p>Waxa uu ku eedeeyay mucaaradka in aysan tixgelin dhibaatooyinka ka dhalan kara isku dhaca ciidamada iyo saameynta ay arrintaasi ku yeelan karto maxaabiista ku xiran saldhiggaas oo dambiyo kala duwan u xiran, ayna ku jiraan kuwa Shabaab ah iyo qaar loo haysto dambiyo kufsi ah.<\/p>\n<p>Hadalkaan ayaa qeyb ka ahaa khudbad uu madaxweynuhu ka jeediyay masjidka Madaxtooyada, isagoo kaga hadlayay xaaladaha uu dalku marayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 3 Oct , 2025 {CBB} Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa faray laamaha amniga in aan magaalada Muqdisho lagu dhex wadi karin gaadiid ciidan oo aan ahayn kuwa hay\u2019adaha amniga ee dowladda. Madaxweynaha ayaa ku eedeeyay qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka inay carqaladeynayaan amniga caasimadda, isaga oo xusay in dowladda Federaalka ay dadaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6522,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6521","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6521","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6521"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6521\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6523,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6521\/revisions\/6523"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6522"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6521"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6521"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6521"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}