{"id":6551,"date":"2025-10-04T07:51:45","date_gmt":"2025-10-04T07:51:45","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6551"},"modified":"2025-10-05T07:53:37","modified_gmt":"2025-10-05T07:53:37","slug":"sharif-sheikh-ahmed-oo-ka-hadlay-qarax-lagu-weeraray-godka-jilacoow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6551","title":{"rendered":"Sharif Sheikh Ahmed oo Ka hadlay qarax lagu weeraray Godka Jilacoow."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 4 Oct , 2025 {CBB}<\/strong>Waxaan si adag u cambaaraynayaa weerarka kooxda argagixisada ah ee AS ay ku qaaday xarunta Godka Jilicoow ee Magaaladda Muqdisho waxaana duullaankaan u arkaa mid lagu carqaladeynayo nabadgalyada iyo xasilloonida shacabka.<\/p>\n<p>Waxaan ka tacsiyeynayaa khasaaraha ka dhashay duullaanka argagixisada waxaana ciidanka ammaanka iyo shacabka caasimadda ku boorrinayaa inay sii xoojiyaan wada-shaqeyntooda xaqiijinta nabad-gelyada iyo kahortaga weerarada nafla-caariga ah.<\/p>\n<p>Kooxaha argagixisada ah waxay mar walba halis aan la iska indha tiri karin ku yihiin dowladnimada, waana in ciidanka ammaanka loo jiheeyo sugida nabad-gelyada iyo la dagaalanka kooxaha caadeystay daadinta dhiiga shacabka.<\/p>\n<p>Ugu dambayn waxaan boggaadinayaa geesiyaasha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee maanta dib ula wareegay Degmada Awdheele ee gobolka Shabeellada Hoose.<\/p>\n<div class=\"sharedaddy sd-sharing-enabled\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 4 Oct , 2025 {CBB}Waxaan si adag u cambaaraynayaa weerarka kooxda argagixisada ah ee AS ay ku qaaday xarunta Godka Jilicoow ee Magaaladda Muqdisho waxaana duullaankaan u arkaa mid lagu carqaladeynayo nabadgalyada iyo xasilloonida shacabka. Waxaan ka tacsiyeynayaa khasaaraha ka dhashay duullaanka argagixisada waxaana ciidanka ammaanka iyo shacabka caasimadda ku boorrinayaa inay sii xoojiyaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6552,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6551","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6551","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6551"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6551\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6554,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6551\/revisions\/6554"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6552"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6551"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6551"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6551"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}