{"id":6560,"date":"2025-10-05T08:01:25","date_gmt":"2025-10-05T08:01:25","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6560"},"modified":"2025-10-05T08:01:25","modified_gmt":"2025-10-05T08:01:25","slug":"howgalo-lagu-xaqiijinayo-amniga-oo-laga-sameeyey-xaafadaha-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6560","title":{"rendered":"Howgalo Lagu Xaqiijinayo Amniga Oo laga Sameeyey Xaafadaha Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 5 Oct , 2025 {CBB}<\/strong>Si loo qiimayo Arimaha Amaanka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa Mas\u2019uuliyiin uu hoggaaminaayay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Amniga Koonfur Galbeed kormeer Amni ku sameeyen Goobaha Saldhigyada Boliiska ee ku yaala Wadooyiinka laga soo galo Magaalada.<\/p>\n<p>Waxaana Mas\u2019uuliyiintan uu hoggaaminaayay Wasiir ku-xigeenka Amniga qeyb ka ahaa Guddoomiyaha Guddiga Lataliyaasha Madaxweynaha iyo Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bay, kuwaas oo sidookale Socod lugta ah ay ku mareen Goobaha Suuqyada kala duwan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 5 Oct , 2025 {CBB}Si loo qiimayo Arimaha Amaanka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa Mas\u2019uuliyiin uu hoggaaminaayay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Amniga Koonfur Galbeed kormeer Amni ku sameeyen Goobaha Saldhigyada Boliiska ee ku yaala Wadooyiinka laga soo galo Magaalada. Waxaana Mas\u2019uuliyiintan uu hoggaaminaayay Wasiir ku-xigeenka Amniga qeyb ka ahaa Guddoomiyaha Guddiga Lataliyaasha Madaxweynaha iyo Taliyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6561,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6560","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6560","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6560"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6560\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6562,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6560\/revisions\/6562"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6561"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6560"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6560"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6560"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}