{"id":6563,"date":"2025-10-05T08:03:15","date_gmt":"2025-10-05T08:03:15","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6563"},"modified":"2025-10-05T08:03:15","modified_gmt":"2025-10-05T08:03:15","slug":"q-m-oo-bisha-soo-socota-jareysa-gargaar-muhiim-u-ahaa-dadka-nugul-ee-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6563","title":{"rendered":"Q.M oo bisha soo socota jareysa gargaar muhiim u ahaa dadka nugul ee Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 5 Oct , 2025 {CBB}<\/strong>Hay\u2019adda QM ee Cunnada Adduunka ayaa ku dhawaaqday inay jarayso kaalmooyinka cunnada ee boqollaal kun oo qof oo ku sugan Soomaaliya, halkaas oo malaayiin qof ay la tacaalayaan saameyn ba\u2019an oo ka dhalatay isbedelka cimilada iyo heerar daran oo gaajo ah, sida ay ku warrantay wakaaalada warrarka ee AP.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">WFP ayaa sheegay in tirada dadka helaya gargaar degdeg ah oo cunto ah ay hoos uga dhici doonto 1.1 milyan bisha Agoosto ilaa 350,000 bisha Nofeembar, sababo la xiriira \u201cxaalado aad u darran oo dhanka maalgelinta ah.\u201d<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_8_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">\u201cWaxaan arkeynaa koror khatar ah oo ku yimid heerarka degdegga ah ee gaajada, awooddeena aan uga jawaabno arrintan ayaana si maalinle ah u yaraanaysa,\u201d ayuu yiri Ross Smith, agaasimaha hay\u2019adda WFP u qaabilsan diyaarinta iyo ka jawaabista xaaladaha degdegga ah.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Wuxuu intaa raaciyay in haddii aysan helin maalgelin deg deg ah ay qosysaska horreyba u tag darnaa ay hadda yihiin ugu ugu darran, xilli ay yihiin kuwa ugu baahida badan.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Sida laga soo xigtay warbixintii ugu dambeysay ee Qaramada Midoobay, 4.6 milyan oo qof oo ku sugan Soomaaliya ayaa wajahaya heerar adag oo gaajo ah, waxaana la saadaalinayaa in 1.8 milyan oo carruur ah ay la kulmi doonaan nafaqo-xumo ba\u2019an sannadkan. Qaar carruurtaas ka mid ah, oo dhan 421,000 ayaa wajahayaan nafaqo-darro halis ah, halka hay\u2019adda cunnada ee Qaramada Midoobay ay kaliya ku guuleysatay inay caawiso qiyaastii 180,000 oo ka mid ah.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Soomaaliya waxay la tacaaleysaa kaliya maaha saameynta ba\u2019an ee isbeddelka cimilada, oo ay ka mid yihiin abaar iyo fatahaado, balse sidoo kale colaado iyo amni darro muddo tobanaan sano ah dalka ka jiray. Kooxda mintidiinta ah ee Al-Shabaab, oo xiriir la leh Al-Qaacida, ayaa wali gacanta ku haysa qaybo ka mid ah dalka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Yaraynta gargaarka dibadda ee Mareykanka ayaa uga sii daray jawaabtii hay\u2019adaha bini\u2019aadantinimo ee horeyba uga u dareemay dhibaato culus si ay u daboolaan baahiyaha sii kordhaya ee dadka nugul.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP) ayaa sheegay inuu u baahan yahay $98 milyan si uu \u201cu sii wado ugu yaraan hawlgallada badbaadinta nolosha ee loogu talagalay 800,000 oo qof inta lagu jiro xilli adag ilaa bisha Maarso 2026.\u201d<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">WFP ayaa ka mida hay\u2019addaha Qaramada Midoobay ee la dhibaatoonayey dhaqaale la,aanta darran ka dib markii dowlado badan oo Maraykanku ka mid yahay ay dhimeen kaalmadii dhaqaale ee ay ku bixin jireen arrimaha gargaarka gaar ahaana dalalka xaaladaha adag ay ka jiraan ee Afrika.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Soomaaliya oo ka mida dalalka dadkooda nugul si weyn ugu tiirsan yihiin gargaarka hay\u2019addahu bixiyaan ayaa sanadihii dembe la kulmayey jaris ama dhimis gargaarka ah ka dib markii dowladdo badan oo caawin jiray hay\u2019addahaas ay joojiyeen.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  tdi_63 td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\"trc_related_container tbl-feed-container render-late-effect tbl-feed-frame-DIVIDER\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article-thumbnails\" data-parent-placement-name=\"Below Article Thumbnails\" data-pub-lang=\"en\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-sca1\" class=\"trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_above-the-feed-premium-card-fp-delta pad-down above-the-feed-placement\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Injected 1\"><\/div>\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-pl1\" class=\"tbl-feed-card trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbs-feed-01-delta\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Card 1\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_3246032653\" class=\"trc_rbox thumbs-feed-01-delta trc-content-sponsored\">\n<div id=\"outer_3246032653\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2v\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_3246032653\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-undefined textItem thumbnail_top videoCube_1_child syndicatedItem trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation trc_excludable\" data-item-id=\"~~V1~~-593205882028663312~~NYeVqcMUC9N-i5lP5zh_rmg3YbNSY3qEqEw8ls-z08h9_9IWyVTZYEw3zPc60dwzHu_TYvngZ3fIkOCpr71_kAqE0_yL1hRu0U20mv8_l17bYK6430yTkyWy5J6nKF2SXR0tWBpJ8WUTt0Z3I9YgiBWfKqK8Loc-7gAv9qLLmauPty428XVfgjc-OnjEeXGBC1gFDcFgc0c76Ej2NT3v_j0HSarkyGZsvjqwca-S9dM189PzbnRaYTZ84kIFIVe_Tk7skLvOH4eM_xPsFRqEM7yl8DYSMexT7Z2CwSbOmnPlg0fUCgwkFGhBWFKRluDZ\" data-item-title=\"This new air conditioner cools down a room in just seconds\" data-item-thumb=\"https:\/\/cdn.taboola.com\/libtrc\/static\/thumbnails\/a37cf7ab0378072f424473774ba4ed02.jpg\" data-item-syndicated=\"true\">\n<div class=\"thumbBlock_holder\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 5 Oct , 2025 {CBB}Hay\u2019adda QM ee Cunnada Adduunka ayaa ku dhawaaqday inay jarayso kaalmooyinka cunnada ee boqollaal kun oo qof oo ku sugan Soomaaliya, halkaas oo malaayiin qof ay la tacaalayaan saameyn ba\u2019an oo ka dhalatay isbedelka cimilada iyo heerar daran oo gaajo ah, sida ay ku warrantay wakaaalada warrarka ee AP. WFP [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6564,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6563","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6563","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6563"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6563\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6565,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6563\/revisions\/6565"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6564"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6563"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6563"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6563"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}