{"id":6566,"date":"2025-10-05T08:06:09","date_gmt":"2025-10-05T08:06:09","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6566"},"modified":"2025-10-05T08:06:09","modified_gmt":"2025-10-05T08:06:09","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuud-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6566","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ku wajahan Magaalada Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 5 Oct , 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro Magaalada Kismaayo xarunta kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland si uu kulamo ula yeesho Madaxweynaha Dowlad-Goboleedkaas Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Ciidanka ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Kismaayo si ay u xaqiijiyaan amniga Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa sidoo kale la adkeeyay nabadgalyada Xarunta Gobolka Jubada Hoose.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Marka uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud gaaro Magaalada Kismaayo waxa uu kulamo la qaadan doonnaa Madaxda Dowlad-Goboleedka Jubbaland si loo dhammeystiro heshiiiska lagu soo afjarayo khilaafka ka dhex jiray labada dhinac.<\/p>\n<p>Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kismaayo waxaa ka horreeyay wadahadal telefoon oo horay u dhaxmaray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo heshiis hordhac ah ku gaaray.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 5 Oct , 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro Magaalada Kismaayo xarunta kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland si uu kulamo ula yeesho Madaxweynaha Dowlad-Goboleedkaas Axmed Madoobe. Ciidanka ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Kismaayo si ay u xaqiijiyaan amniga Madaxweyne Xasan Sheekh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6567,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6566","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6566","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6566"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6566\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6568,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6566\/revisions\/6568"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6567"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6566"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6566"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6566"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}