{"id":6592,"date":"2025-10-06T07:50:15","date_gmt":"2025-10-06T07:50:15","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6592"},"modified":"2025-10-07T07:52:29","modified_gmt":"2025-10-07T07:52:29","slug":"madaxweynaha-hirshabelle-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-mucaaradka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6592","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabelle oo weerar afka ah ku qaaday mucaaradka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talado 6, Oct 2025 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa hadal kulul u jeediyay mucaaradka maamulkaasi, isaga oo sheegay in la soo dhaafay xilligii lagu xallin jiray khilaafaadka iyo cabashooyinka iyadoo la adeegsanayo hub.<\/p>\n<p>Madaxweyne Guudlaawe ayaa hadalkan ka sheegay munaasabada sanad guurada maamulka Hirshabelle, isagoo si toos ah u weeraray kooxaha mucaaradka ee ku eedeeya in maamulkiisu u shaqeeyo si hal dhinac ah.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>\u201cWaa laga soo tagay xilligii qori wax lagu jirin jiray. Haddii aad qori haysato, waa inaad ogaataa in cadow badan uu dalka soo galay, oo aan maanta la joogin waqti la isku hanjabo,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Cali Guudlaawe.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sidoo kale ku baaqay in la mideeyo dadaallada lagu xasilinayo gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Hirshabelle guud ahaan, isaga oo sheegay in mucaaradnimada hubeysan ay dib u dhigayso nabadda iyo horumarka bulshada.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa imaanaya xilli ay jiraan xiisado siyaasadeed oo soo noqnoqday gudaha Hirshabelle, gaar ahaan deegaannada Jowhar iyo Beledweyne, halkaas oo mucaarad siyaasadeed iyo maleeshiyaad deegaanka ah ay marar badan ku dhawaaqeen diidmo ku aaddan hoggaanka hadda jira.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talado 6, Oct 2025 {CBB}\u00a0Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa hadal kulul u jeediyay mucaaradka maamulkaasi, isaga oo sheegay in la soo dhaafay xilligii lagu xallin jiray khilaafaadka iyo cabashooyinka iyadoo la adeegsanayo hub. Madaxweyne Guudlaawe ayaa hadalkan ka sheegay munaasabada sanad guurada maamulka Hirshabelle, isagoo si toos ah u weeraray kooxaha mucaaradka ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6593,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6592","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6592","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6592"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6594,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6592\/revisions\/6594"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6593"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}