{"id":6595,"date":"2025-10-06T07:52:48","date_gmt":"2025-10-06T07:52:48","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6595"},"modified":"2025-10-07T07:54:11","modified_gmt":"2025-10-07T07:54:11","slug":"safiirka-jfs-ee-dalka-aljeeriya-iyo-taliyaha-booliska-qaranka-aljeeriya-ayaa-kahadlay-xoojinta-xiriirka-iskaashi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6595","title":{"rendered":"Safiirka JFS ee dalka Aljeeriya iyo Taliyaha Booliska Qaranka Aljeeriya Ayaa kahadlay xoojinta xiriirka iskaashi."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talado 6, Oct 2025 {CBB}<\/strong> Kulan dhexmaray Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, Danjire Yusuf Axmed Xasan (Yusuf Jeego), iyo Taliyaha Guud ee Booliska Qaranka Aljeeriya, Mudane Cali Badaawi, ayaa ka dhacay xarunta guud ee Taliska Booliska dalka Aljeeriya.<\/p>\n<div class=\"xdj266r x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Intii uu kulanku socday, labada masuul waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee u dhexeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Aljeeriya.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Sidoo kale, waxay diiradda saareen sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga labada ciidan boolis, gaar ahaan dhinacyada dhismaha Booliska Soomaaliyeed, tababarada khaaska ah, iyo horumarinta xirfadaha ku saabsan ku dhaqanka hababka sayniska iyo farsamooyinka baaritaanka dambiyada madaniga ah, sida baarista faraha, baarista DNA-da, iyo baaritaanka goobaha dambiyadu ka dhacaan.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Labada dhinac ayaa sidoo kale isku afgartay in ay si buuxda uga wada shaqeeyaan la dagaallanka argagixisada iyo xoojinta amniga guud ee labada dal.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talado 6, Oct 2025 {CBB} Kulan dhexmaray Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, Danjire Yusuf Axmed Xasan (Yusuf Jeego), iyo Taliyaha Guud ee Booliska Qaranka Aljeeriya, Mudane Cali Badaawi, ayaa ka dhacay xarunta guud ee Taliska Booliska dalka Aljeeriya. Intii uu kulanku socday, labada masuul waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6596,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6595","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6595","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6595"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6595\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6597,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6595\/revisions\/6597"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6596"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}