{"id":6604,"date":"2025-10-07T07:59:03","date_gmt":"2025-10-07T07:59:03","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6604"},"modified":"2025-10-07T07:59:03","modified_gmt":"2025-10-07T07:59:03","slug":"israaiil-oo-45-milyan-oo-dollar-ku-bixineyso-ololaha-internetka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6604","title":{"rendered":"Israaiil oo 45 milyan oo Dollar ku bixineyso ololaha internetka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talado 7, Oct 2025 {CBB }<\/strong>Wargeyska Israaiil ka soo baxa ee Ynet, ayaa maanta ku warramay inay wasaaradda arrimaha dibadda Israiil u qoondeysay lacag gaaraysa 145 milyan oo dollar sannadkan 2025 in lagu bixiyo ololaha internetka ee lagu taageerrayo Israaiil, waxayna heshiis la gaartay shirkadda Clock Tower X LLC, oo uu hoggaamiyo Brad Parscale, oo horey u ahaa maamulihii ololaha doorashada ee Donald Trump.<\/p>\n<p>Qorshahan oo loogu magac darray Project 545,wuxuu diirada saarayaa baraha bulshada iyo barnaamijyada Ai-ga si loo beegsado dhallinyarada jiilka loogu yeero Gen Z ee isticmaalaya baraha TikTok, YouTube, iyo Instagram.<\/p>\n<p>Waxaana ujeedku yahay in la khiyaameeyo algorithms-ka baraha bulshada iyo in la saameeyo nidaamyo ChatGPT iyo Gemini, ka daadinaya xogaha ka dhanka ah Israaiil , taa beddelkeedana lagu abuuro warar iyo aragtiyo taageeraya Israaiil, si looga waayo xog iyo warbixinno ka dhan ah Isra|l.<\/p>\n<div class=\"sharedaddy sd-sharing-enabled\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talado 7, Oct 2025 {CBB }Wargeyska Israaiil ka soo baxa ee Ynet, ayaa maanta ku warramay inay wasaaradda arrimaha dibadda Israiil u qoondeysay lacag gaaraysa 145 milyan oo dollar sannadkan 2025 in lagu bixiyo ololaha internetka ee lagu taageerrayo Israaiil, waxayna heshiis la gaartay shirkadda Clock Tower X LLC, oo uu hoggaamiyo Brad Parscale, oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6605,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6604","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6604","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6604"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6604\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6606,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6604\/revisions\/6606"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6605"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6604"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6604"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6604"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}