{"id":6610,"date":"2025-10-07T08:03:45","date_gmt":"2025-10-07T08:03:45","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6610"},"modified":"2025-10-07T08:03:45","modified_gmt":"2025-10-07T08:03:45","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-sweden-oo-maanta-soo-gaaray-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6610","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga Sweden oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talado 7, Oct 2025 {CBB }<\/strong>Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde International Airport Wasiirka Gaashaandhigga Boqortooyada Sweden, P\u00e5l Jonson, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Booqashada wasiirka Sweden ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo iskaashiga difaaca iyo amniga ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Boqortooyada Sweden, iyadoo labada dal ay horey uga wada shaqeynayeen arrimo la xiriira taageerada ciidamada iyo dib-u-dhiska hay\u2019adaha amniga Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_8_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Inta uu joogo Muqdisho, Wasiirka Gaashaandhigga Sweden waxa uu kulamo rasmi ah la yeelan doonaa madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo uu ku jiro Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, si ay uga wada hadlaan sidii loo xoojin lahaa iskaashiga labada dal ee dhanka difaaca, amniga, iyo tababarka ciidamada.<\/p>\n<p>Safarkan ayaa muujinaya sii xoogeynta xiriirka iskaashi ee Soomaaliya iyo Sweden, gaar ahaan dhinacyada nabadeynta, taageerada ciidamada qalabka sida, iyo amniga gobolka Geeska Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talado 7, Oct 2025 {CBB }Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde International Airport Wasiirka Gaashaandhigga Boqortooyada Sweden, P\u00e5l Jonson, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho. Booqashada wasiirka Sweden ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo iskaashiga difaaca iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6611,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6610","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6610","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6610"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6610\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6612,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6610\/revisions\/6612"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6611"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6610"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6610"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6610"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}