{"id":6613,"date":"2025-10-07T08:05:11","date_gmt":"2025-10-07T08:05:11","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6613"},"modified":"2025-10-07T08:05:11","modified_gmt":"2025-10-07T08:05:11","slug":"haweenka-booliska-oo-baydhabo-tababar-uga-furmey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6613","title":{"rendered":"Haweenka Booliska Oo Baydhabo Tababar uga Furmey"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talado 7, Oct 2025 {CBB }<\/strong>Tababarkan oo ku saabsanaa Horumarinta Hoggaaminta Isbeddelka ee Haweenka Booliiska, kaas oo qayb ka ah Barnaamijka Wadajirka ah ee Booliska ayaa waxaa lagu daah-furey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Bay, kaas oo furey Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Waxaana Tababarkan ka qeyb galay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska Gaarka ah ee Koonfur Galbeed, Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bay, Taliyaha Saldhigga Degmada Baydhabo, La-taliyaal Sare oo ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed, iyo Quburo ka socota Booliska Qaramada Midoobay (UN Police).<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talado 7, Oct 2025 {CBB }Tababarkan oo ku saabsanaa Horumarinta Hoggaaminta Isbeddelka ee Haweenka Booliiska, kaas oo qayb ka ah Barnaamijka Wadajirka ah ee Booliska ayaa waxaa lagu daah-furey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Bay, kaas oo furey Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Koonfur Galbeed. Waxaana Tababarkan ka qeyb galay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska Gaarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6614,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6613","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6613","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6613"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6613\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6615,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6613\/revisions\/6615"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6614"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6613"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6613"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6613"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}