{"id":6663,"date":"2025-10-08T10:02:33","date_gmt":"2025-10-08T10:02:33","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6663"},"modified":"2025-10-08T10:02:33","modified_gmt":"2025-10-08T10:02:33","slug":"xfs-oo-beenisay-in-ay-sweden-la-gashay-heshiis-dalka-dib-loogu-soo-celinayo-soomaalida-ku-nool-dalkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6663","title":{"rendered":"XFS oo beenisay in ay Sweden la gashay heshiis dalka dib loogu soo celinayo Soomaalida ku nool Dalkaas"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 08, Oct 2025 {CBB}<\/strong>War kasoo baxay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu beeniyay warar lagu hadal hayo Baraha Bulshada oo la xiriira in Xukuumaddu heshiis qarsoodi ah la gashay Dalka Sweden si dalkooda dib loogu soo celiyo Soomaalida ku nool Dalkaas.<\/p>\n<p>Qoraalka Xukuumadda ayaa lagu sheegay in aanay jirin wax isku xiraya heshiiska isku xiraya gargaarka horumarineed iyo dib u celinta muwaadiniinta Soomaaliyeed, sidaas awgeed waxa ay Xukuumaddu waxba kama jiraan ku tilmaamtay wararka la faafiyay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_2\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;client=ca-pub-5485553666531996&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=4198979425&amp;adf=69056848&amp;pi=t.aa~a.3850671431~i.3~rp.4&amp;w=950&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1759917667&amp;num_ads=1&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3860133875&amp;ad_type=text_image&amp;format=950x280&amp;url=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2Fxfs-oo-beenisay-in-ay-sweden-la-gashay-heshiis-dalka-dib-loogu-soo-celinayo-soomaalida-ku-nool-dalkaas%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=200&amp;rw=950&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;wgl=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTM5LjAuNzI1OC42NyIsbnVsbCwwLG51bGwsIjY0IixbWyJOb3Q7QT1CcmFuZCIsIjk5LjAuMC4wIl0sWyJHb29nbGUgQ2hyb21lIiwiMTM5LjAuNzI1OC42NyJdLFsiQ2hyb21pdW0iLCIxMzkuMC43MjU4LjY3Il1dLDBd&amp;abgtt=7&amp;dt=1759917666698&amp;bpp=1&amp;bdt=1769&amp;idt=-M&amp;shv=r20251006&amp;mjsv=m202510020101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D03ad44fe6a0877f1%3AT%3D1759570118%3ART%3D1759917430%3AS%3DALNI_MZKTLWm4OMm-mv_RHLNU-e-k2Rsug&amp;gpic=UID%3D0000124d16929ee9%3AT%3D1759570118%3ART%3D1759917430%3AS%3DALNI_Ma2Hw0GQdNUHCe6BCk8jqtLfry3zw&amp;eo_id_str=ID%3Db2b0da3d9bd7e16f%3AT%3D1759570118%3ART%3D1759917430%3AS%3DAA-AfjaMTo4FE4r5G9Qh_wbiqYrD&amp;prev_fmts=0x0%2C1200x280&amp;nras=3&amp;correlator=4787694337244&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=720&amp;u_w=1280&amp;u_ah=680&amp;u_aw=1280&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1.25&amp;dmc=4&amp;adx=157&amp;ady=1441&amp;biw=1265&amp;bih=594&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=31095050%2C31095054%2C31095056%2C31095082%2C31095084%2C95370627%2C95372358&amp;oid=2&amp;pvsid=8608404236185561&amp;tmod=670270574&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1280%2C0%2C1280%2C680%2C1280%2C594&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=1&amp;td=1&amp;tdf=2&amp;psd=W251bGwsbnVsbCwibGFiZWxfb25seV8zIiwxXQ..&amp;nt=1&amp;pgls=CAEQAxoGMS4wLjkw~CAEaBTYuMy43~CAEQBBoHMS4xNjMuMA..~CAEQBg..~CAA.&amp;ifi=3&amp;uci=a!3&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;dtd=354\" name=\"aswift_2\" width=\"950\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!3\" aria-label=\"Advertisement\" data-load-complete=\"true\" data-google-query-id=\"CMizp5uslJADFf4pogMdXHsd2Q\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p><strong><em>\u201cDowladda Federaalka Soomaaliya waxay si buuxda u beenineysaa warbixinnada saxaafadeed ee dhowaan lagu sheegay in Soomaaliya iyo Sweden ay wada galeen \u201cheshiis qarsoodi ah\u201d oo isku xiraya gargaarka horumarineed iyo dib-u-celinta muwaadiniinta Soomaaliyeed\u201d<\/em><\/strong>\u00a0ayaa lagu yiri qoraalka Xukuumadda Soomaaliya soosaartay.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cEedeymahan waa kuwo been abuur ah, marin-habaab ah, isla markaana aan sal iyo raad toona lahayn. Ma jirto heshiis qarsoodi ah ama shuruudeysan oo Soomaaliya ay la gashay waddan kale oo ku saabsan soo celinta muwaadiniinteeda ama qaybinta gargaarka horumarineed.\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Ayaa lasii raaciyay qoraalka.<\/p>\n<p>Xukuumadda ayaa xiriirka Soomaaliya &amp; Sweden ku sheegtay\u00a0<strong><em>\u201cXiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Sweden waa mid soo jireen ah, kuna dhisan is-ixtiraam iyo sharciga caalamiga ah. Dhammaan wada-shaqeynta iyo wada-xaajoodyada waxaa lagu fuliyaa heer diblomaasiyadeed oo daahfuran, iyadoo lagu hubinayo kormeerka Golaha Wasiirrada iyo isla xisaabtanka hay\u2019adaha dowliga ah\u201d<\/em><\/strong>.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/559579573_1162399925989152_2077111903912254191_n.jpg?_nc_cat=100&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=cHXgryQe-ucQ7kNvwF7SxsT&amp;_nc_oc=AdnC4cz1zCLoUx0ZwiMV77TH11ho7MZtj681h1AGpdQZYiCMPAYNZF1nZEVj-enflBA&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=eqP9XpcXKgovM2G0fqKhMg&amp;oh=00_AffRDr6TQ1Bm9W2bg_7le-2CLMO-astxkX6u780qASlr5A&amp;oe=68EBED3B\" alt=\"May be an illustration of text\" \/><\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa heshiisyo kala duwan la gashay Dowlado iyada oo ujeedka ku sifaysay in ay ku xoojineyso cilaaqaadka kala dhaxeeya Dalalkaas iyo in ay Muujinayso xaaladda kasoo kabashada dhibaatooyinkii dalka soo maray sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 08, Oct 2025 {CBB}War kasoo baxay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu beeniyay warar lagu hadal hayo Baraha Bulshada oo la xiriira in Xukuumaddu heshiis qarsoodi ah la gashay Dalka Sweden si dalkooda dib loogu soo celiyo Soomaalida ku nool Dalkaas. Qoraalka Xukuumadda ayaa lagu sheegay in aanay jirin wax isku xiraya heshiiska isku xiraya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6664,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6663","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6663","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6663"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6663\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6665,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6663\/revisions\/6665"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6664"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6663"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6663"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6663"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}