{"id":6713,"date":"2025-10-11T08:18:04","date_gmt":"2025-10-11T08:18:04","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6713"},"modified":"2025-10-11T08:18:04","modified_gmt":"2025-10-11T08:18:04","slug":"mw-ku-xigeenka-jubbaland-oo-dacwad-ka-dhan-ah-dfs-u-gudbiyay-q-m-oo-ku-aadan-arrinta-gedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6713","title":{"rendered":"MW ku xigeenka Jubbaland oo dacwad ka dhan ah DFS u gudbiyay Q.M oo ku aadan Arrinta Gedo."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 11, Oct 2025 {CBB}<\/strong>Dowladda Jubbaland ayaa cabasho rasmi ah u gudbisay Qaramada Midoobay, taas oo ka dhan ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ku eedeysay faragelin toos ah iyo burburin lagu hayo maamulka Jubbaland, gaar ahaan gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan, oo ku sugan gobolka Gedo, ayaa kulan fogaan-arag ah la yeeshay mas\u2019uuliyiin ka tirsan Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM). Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda bani\u2019aadantinimo ee gobolka Gedo iyo saameynta ka dhalatay ficillada dowladda Federaalka.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_8_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Madaxweyne ku-xigeenku ayaa ku eedeeyay Villa Soomaaliya in ay wado qorshe \u201cguracan\u201d oo lagu wiiqayo amniga gobolka, lagu xayirayo garoomada diyaaradaha, isla markaana lagu joojiyay mashaariicdii iyo adeegyo muhiim ah oo bulshada gobolka Gedo ay ku tiirsanaayeen.<\/p>\n<p>Intii uu socday kulanka, waxaa sidoo kale la falanqeeyay arrimaha dib-u-heshiisiinta beelaha ee degmada Luuq, halkaas oo ay muddo dheer ka jirtay colaado sokeeye. Qaramada Midoobay ayaa ballan qaaday inay gacan ka geysan doonto gogol nabadeed oo la qorsheeyay in lagu qabto degmada Luuq bil gudaheed.<\/p>\n<p>Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa uga digay mas\u2019uuliyiinta Qaramada Midoobay \u201ccawaaqib xumo siyaasadeed iyo amni\u201d oo ka dhalan karta ficillada dowladda Federaalka, isagoo sheegay in kooxda Villa Soomaaliya ay ka leexatay dastuurkii federaalka ee lagu heshiiyay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland ayaa ugu baaqay waxgaradka iyo shacabka reer Jubbaland inay mideeyaan codkooda oo ay ka hortagaan, sida uu hadalka u dhigay, \u201cqorshaha guracan ee kooxda Muqdisho\u201d, isagoo carrabka ku adkeeyay in \u201cshakhsiyaad dano gaar ah leh aysan go\u2019aamin karin masiirka shacabka Gedo iyo guud ahaan Jubbaland.\u201d<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  tdi_63 td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\"trc_related_container tbl-feed-container render-late-effect tbl-feed-frame-DIVIDER\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article-thumbnails\" data-parent-placement-name=\"Below Article Thumbnails\" data-pub-lang=\"en\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-sca1\" class=\"trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_above-the-feed-premium-card-fp-delta pad-down above-the-feed-placement\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Injected 1\"><\/div>\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-pl1\" class=\"tbl-feed-card trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbs-feed-01-delta\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Card 1\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_155514448\" class=\"trc_rbox thumbs-feed-01-delta trc-content-sponsored\">\n<div id=\"outer_155514448\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2v\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_155514448\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-undefined photoItem thumbnail_top videoCube_1_child syndicatedItem trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation trc_excludable\" data-item-id=\"~~V1~~-2411127595877232397~~gPtGXLe9vDVUs6t0sUPA0A7jXOM3OGWAegaj-h8nuL5w6cLzOYgYTH58zK8cIqqSuRhnJ7T5FCNI23UFsLPzSOkbKkAqUfLs9941j8B7k_D6Soc3SRDEEOy35RmyuTFMRdbgwlJdnqyroTPEQNNEn5pUiZdghtJ_1I0sGQ8mCnAJFKaOzohGGJPY1qHD-M55_bARZPbmNrVUcd2mZZETZyHFFYMrrzjEuOUm8WZCgRY3gkvzIbN3xclkf5TWGo52v2BKKfE-H28_59JCH71cfw\" data-item-title=\"They Were So Beautiful Before; Now Look At Them; Number 10 Will Shock You.\" data-item-thumb=\"https:\/\/cdn.taboola.com\/libtrc\/static\/thumbnails\/e0c9e7ee5040b07fc4db9982ccbfcdc6.png\" data-item-syndicated=\"true\">\n<div class=\"thumbBlock_holder\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 11, Oct 2025 {CBB}Dowladda Jubbaland ayaa cabasho rasmi ah u gudbisay Qaramada Midoobay, taas oo ka dhan ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ku eedeysay faragelin toos ah iyo burburin lagu hayo maamulka Jubbaland, gaar ahaan gobolka Gedo. Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan, oo ku sugan gobolka Gedo, ayaa kulan fogaan-arag ah la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6714,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6713","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6713","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6713"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6713\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6715,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6713\/revisions\/6715"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6714"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6713"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6713"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6713"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}