{"id":6749,"date":"2025-10-12T08:24:35","date_gmt":"2025-10-12T08:24:35","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6749"},"modified":"2025-10-12T08:24:35","modified_gmt":"2025-10-12T08:24:35","slug":"dhismaha-buundada-degmada-buur-hakaba-oo-xariga-laga-jarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6749","title":{"rendered":"Dhismaha Buundada Degmada Buur-Hakaba Oo Xariga laga jarey"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad, Oct 12, 2025 {CBB}<\/strong>Buundadan Cusub ee Xariga laga jarey ayaa waxay kamid tahay Buundoyin laga hirgeliyey Magaalada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay taasoo fududeyn Doonto isku socodka Dadka iyo Baabuurta dhismaha Buundadaan ayay qeyb ka tahay Mashaariic balaaran Ee ka socda Degmada Buur-Hakaba oo ay iska kashanayaan Shacabka iyo Maamulka Degmada<\/p>\n<p>Maamulka Degmada Buur-Hakaba ayaa si wadajir ah Xariga uga jareen Buundada Cusub oo Caqabad ku maristeeda markii hore Shacabka Buur-Hakaba waxayna hada kor u qaadeysaa fududeynta isku socodka dadka Gaadiidka iyo Ganacsiga islamarkaana tani tusaale u tahay in shacabka iyo Dowladooda ay wax wada qabsan karaan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad, Oct 12, 2025 {CBB}Buundadan Cusub ee Xariga laga jarey ayaa waxay kamid tahay Buundoyin laga hirgeliyey Magaalada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay taasoo fududeyn Doonto isku socodka Dadka iyo Baabuurta dhismaha Buundadaan ayay qeyb ka tahay Mashaariic balaaran Ee ka socda Degmada Buur-Hakaba oo ay iska kashanayaan Shacabka iyo Maamulka Degmada Maamulka Degmada Buur-Hakaba ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6751,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6749","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6749","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6749"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6749\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6752,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6749\/revisions\/6752"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6751"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6749"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6749"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6749"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}