{"id":6771,"date":"2025-10-13T07:45:53","date_gmt":"2025-10-13T07:45:53","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6771"},"modified":"2025-10-13T07:45:53","modified_gmt":"2025-10-13T07:45:53","slug":"madaxweynaha-turkiga-oo-maanta-masar-uga-qaybgalaya-shir-looga-hadlayo-nabadda-mustaqbalka-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6771","title":{"rendered":"Madaxweynaha Turkiga oo maanta Masar uga qaybgalaya shir looga hadlayo nabadda &#038; Mustaqbalka Gaza"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta ka qaybgalaya shir ka dhacay Magaalada Sharmal-Sheekh ee Dalka Masar oo looga hadlayo nabadda Gaza, dib u dhiska Magaaladaas iyo sidii loo garab istaagi lahaa shacabka dhibaatadu haysato.<\/p>\n<p>Madaxweyneyaasha Masar iyo Maraykanka waa Cabdifitaax Al-Siisi &amp; Donald Trump ayuu la daadihin doonnaa shirkaan oo ay ka qaybgalayaan Madax kala duwan oo kor u dhaafaya ilaa 20 mas\u2019uul oo isugu jirta madaxweyneyaal iyo Ra\u2019iisul Wasaareyaal.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta katirsan Dowladda Masar ayaa sheegay in shirkaan lagu casuumay Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, Boqorka Jordan Cabdalla, Kan Baxrayn Xamad Bin Ciisa Al-Khaliifa, Ra\u2019iisul Wasaareyaasha UK, Spain, Italy, Pakistan &amp; Germany.<\/p>\n<p>Madaxdaan ayaa madasha ka ballanqaadi doonta dhaqaalaha dalalkooda ay ku bixinayaan dib u dhiska Magaalada Gaza, waxaa jira ajande kale ay wadaan mas\u2019uuliyiinta qaar oo la xiriira in la ballaariyo howlgalka nabad ilaalinta Magaaladaas.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta ka qaybgalaya shir ka dhacay Magaalada Sharmal-Sheekh ee Dalka Masar oo looga hadlayo nabadda Gaza, dib u dhiska Magaaladaas iyo sidii loo garab istaagi lahaa shacabka dhibaatadu haysato. Madaxweyneyaasha Masar iyo Maraykanka waa Cabdifitaax Al-Siisi &amp; Donald Trump ayuu la daadihin doonnaa shirkaan oo ay ka qaybgalayaan Madax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6772,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6771","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6771","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6771"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6771\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6773,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6771\/revisions\/6773"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6772"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}