{"id":6774,"date":"2025-10-13T08:05:06","date_gmt":"2025-10-13T08:05:06","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6774"},"modified":"2025-10-13T08:05:06","modified_gmt":"2025-10-13T08:05:06","slug":"xamaas-israaiil-oo-maanta-is-dhaafsanaya-maxaabiis-ay-kala-haystaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6774","title":{"rendered":"Xamaas &#038; Israa\u2019iil oo maanta is dhaafsanaya Maxaabiis ay kala haystaan"},"content":{"rendered":"<p><strong>isniin, Oct 13, 2025 {CBB}<\/strong>Maanta oo Isniin ah waxaa billaabanaya sii daynta Maxaabiista Xamaas ay haystato oo ay ku dhaafsanayso Dadka rayidka ah iyo mas\u2019uuliyiintooda ku xiran xabsiyada ay maamusho Israa\u2019iil Sida ay wariyeen mas\u2019uuliyiin katirsan Hay\u2019adda Bisha Cas ee kala wareejineysa.<\/p>\n<p>Sida qorshaha uu yahay Xamaas ayaa fulin doonta sii daynta dhammaan Maxaabiista ay gacanta ku hayso ee kuwa nool iyo maydadka Israa\u2019iil oo maalmo qaadanaysa balse maanta howshaan si toos ah u billaabanaysa sida qorshuhu yahay.<\/p>\n<p>20 Maxbuus oo Yuhuud ah ayaa lagu sii daynayaa baddelka ku dhowaad 2,000 oo Falastiiniyiin ah kuwaas oo saacadaha soo socda la bilaabanayo qorshaha sii dayntooda si ay dib ula midoobaan ehelkooda sida wararku sheegayaan.<\/p>\n<p>Sida ku xusan Heshiiskii Sharma Al-Sheekh ka dhacay Khamiistii, Xamaas ayaa fursad loo siin doonnaa soo gudbinta Maydadka Xubnaha Israa\u2019iil ee isla weerarka ay qaadday ku dishay kuna hoos jira burburka guryaha ay duqaymaha ku dumisay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>isniin, Oct 13, 2025 {CBB}Maanta oo Isniin ah waxaa billaabanaya sii daynta Maxaabiista Xamaas ay haystato oo ay ku dhaafsanayso Dadka rayidka ah iyo mas\u2019uuliyiintooda ku xiran xabsiyada ay maamusho Israa\u2019iil Sida ay wariyeen mas\u2019uuliyiin katirsan Hay\u2019adda Bisha Cas ee kala wareejineysa. Sida qorshaha uu yahay Xamaas ayaa fulin doonta sii daynta dhammaan Maxaabiista ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6775,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6774","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6774","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6774"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6774\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6776,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6774\/revisions\/6776"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6775"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6774"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6774"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6774"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}