{"id":6786,"date":"2025-10-13T08:13:50","date_gmt":"2025-10-13T08:13:50","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6786"},"modified":"2025-10-13T08:13:50","modified_gmt":"2025-10-13T08:13:50","slug":"aqalka-sare-ee-bfs-oo-markale-ka-doodaya-maalgashiga-iyo-khilaafka-df-iyo-dowlad-goboleedyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6786","title":{"rendered":"Aqalka Sare ee BFS oo markale ka doodaya Maalgashiga iyo Khilaafka DF iyo dowlad goboleedyada."},"content":{"rendered":"<p><strong>isniin, Oct 13, 2025 {CBB}<\/strong>Senatarada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya khilaafka siyaasadeed ee xoogan ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo maamulada Puntland iyo Jubbaland.<\/p>\n<p>Ajendeyaasha loo diray Senatorada Aqalka sare ayaa waxaa ka mid ah<\/p>\n<p>AJANDAHA KULANKA:<\/p>\n<p>1.Akhrinta 3aad* ee Hindise-sharciyeedka Dhismaha Hay\u2019adda Maalgashiga Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>2..Sii wadista ka doodista Warbixin ku saabsan ka talo bixinta kaalinta Aqalka Sare ee Arrimaha Dowladaha Xubinta ka ah Dowlada Federalka ah ee Soomaaliya,<\/p>\n<p>3. IWK<\/p>\n<p>Dooddan ayaa ku saabsan kaalinta Aqalka Sare ee xal u helidda khilaafaadka siyaasadeed ee dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada xubnaha ka ah federaalka, iyadoo lagu saleeyay warbixin rasmi ah oo horyaalla golaha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Senataro ka tirsan Aqalka Sare, gaar ahaan kuwa ka soo jeeda Puntland iyo Jubbaland, ayaa marar badan dowladda Federaalka ku eedeeyay faragelin iyo qorshe lagu wiiqayo maamulada ay matalaan.<\/p>\n<p>Doodda maanta ayaa ku soo beegantay iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya in dowladda Federaalka ay qorsheyneyso dhismaha maamul cusub oo ka hanaqaada gobolka Gedo \u2014 arrin uu maamulka Jubbaland si adag uga soo horjeedo.<\/p>\n<p>Maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa digniin ka bixiyay tallaabo kasta oo lagu dhisayo maamul ka dhan ah Jubbaland, isagoo ku tilmaamay mid dhaawacaya wada shaqeynta federaalka.<\/p>\n<p>Khilaafka sii kordhaya ayaa la sheegay inuu wiiqay dadaallada dowladnimada iyo qorshayaasha horumarineed ee dalka, xilli Soomaaliya ay wajahayo xaalad siyaasadeed oo xasaasi ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>isniin, Oct 13, 2025 {CBB}Senatarada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya khilaafka siyaasadeed ee xoogan ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo maamulada Puntland iyo Jubbaland. Ajendeyaasha loo diray Senatorada Aqalka sare ayaa waxaa ka mid ah AJANDAHA KULANKA: 1.Akhrinta 3aad* ee Hindise-sharciyeedka Dhismaha Hay\u2019adda Maalgashiga Soomaaliyeed. 2..Sii wadista ka doodista [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6787,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6786","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6786","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6786"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6786\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6788,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6786\/revisions\/6788"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6787"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6786"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6786"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6786"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}