{"id":6806,"date":"2025-10-14T08:12:01","date_gmt":"2025-10-14T08:12:01","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6806"},"modified":"2025-10-14T08:12:01","modified_gmt":"2025-10-14T08:12:01","slug":"xusuus-iyo-xanuun-8-sano-kadib-musiibadii-soobe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6806","title":{"rendered":"Xusuus iyo Xanuun: 8 Sano kadib musiibadii Soobe?."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado, Oct 14, 2025 {CBB}<\/strong>Maanta oo kale 14-kii October sanadkii 2017-kii waxa ay taariikh madow u tahay bulsho weynta Soomaaliyeed, waa maalin ku asteysan dhiig iyo hilbo gubtay, waxa ay dad badan ku waayeen ehel iyo asxaab iyo kuwii ay dadka ugu jeclaayeen.<\/p>\n<p>Waa maalintii guud ahaan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ay isku badashay holac qiiq iyo uuro madow, waxa toddobaadyo la uruurinayay meydad iyo dhaawacyo, waxaana ay guud ahaan Soomaliya u ahayd maalmo baroor diiq oo dadku ay xirteen maryo midab ahaan cas.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_8_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Waxaa halkaasi laga diiwaan geliayay qisooyin badan, waxaa ku naafoobay boqllaal ruux, waxaana ku rajo belay kumanaan, balse arrinta ugu xanuunka badan ayaa ahayd in dad badan ay weli raq iyo ruuxba ku la\u2019yihiin kuwii dad ugu dhawaa oo iyagoo nabad qaba ay isugu aragti dambeysay.<\/p>\n<p>Dad badan oo waayay kuwo kamida ehelladoodii, ayaan weli si rasmi ah u samrin maadaama ay waayeen xitaa astaan yar oo kamida qofkoodii geeriyooday, waxaana ay kamid ahayd dhacdooyinkii laga diiwaan geliyay qaraxii 14-kii Octoobar ee ka dhacay isgoyska soobe.<\/p>\n<p>Qaraxaas waxaa ku dhimatay in ka badan 500 oo qof, waxaana ku dhaawacantay illaa in ka badan 600 oo kale. Waxaa sidoo kale burburay dhismeyaashii waddada saarnaa.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa dhacay xilli uu isgoyska Soobe aad u mashquul badnaa, waxaana ka jiray saxmad wayn oo dhanka gawaarida iyo dadka ah. Hareeraha Wadadana waxaa buux dhaafiyay dad warato ahaa iyo kuwo socday.<\/p>\n<p>14-ka October 2017-kii\u00a0 waxay ahayd maalin mugdi ku reebtay taariikhda Soomaaliyeed.<br \/>\nMaanta, 8 sano kadib, Soomaaliya weli way xasuusataa , dhiiggii daatay, dadka la waayay, iyo xanuunkii aan weli la hilmaamin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  tdi_63 td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\"trc_related_container tbl-feed-container render-late-effect tbl-feed-frame-DIVIDER\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article-thumbnails\" data-parent-placement-name=\"Below Article Thumbnails\" data-pub-lang=\"en\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-sca1\" class=\"trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_above-the-feed-premium-card-fp-delta pad-down above-the-feed-placement\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Injected 1\"><\/div>\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-pl1\" class=\"tbl-feed-card trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbs-feed-01-delta\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Card 1\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_5425481766\" class=\"trc_rbox thumbs-feed-01-delta trc-content-sponsored\">\n<div id=\"outer_5425481766\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2v\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_5425481766\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-undefined photoItem thumbnail_top videoCube_1_child syndicatedItem trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation trc_excludable\" data-item-id=\"~~V1~~-33392007342713116~~jb1sOApcaGVLrEMpxYPlXqpcx704qTKZ5DlwB9AvFPZw6cLzOYgYTH58zK8cIqqSuRhnJ7T5FCNI23UFsLPzSOKCvJGhkfO0Qgu7DJ0giiVehqpmdLBXHEOLvF9aRbBIDdFfNop0nvoSGwH0LoIcIPmDIhCreX2gYPy11UC2510DDdl77KVxktiR8t1QH7s3cxnNUm8XRdjaoKNBniWp52wAnc7h6_YQKeOq9yPj6OUBBh5m62lGyI-nvXr_DK3YxGE_Cyx4s3AmruLXHgazZNA33lfduQPKn5YWyLMVgzs\" data-item-title=\"These Are The Most Beautiful Women In The World\" data-item-thumb=\"https:\/\/console.brax-cdn.com\/creatives\/a6cb1edf-85ae-42d3-8ce3-0c3ef2d08771\/images\/taboola-com-cheatcc-com-2022-09-29-fd008e22__3649f948-1213-462e-94e1-3b4d6ad18b8c_1000x600.jpeg\" data-item-syndicated=\"true\">\n<div class=\"thumbBlock_holder\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado, Oct 14, 2025 {CBB}Maanta oo kale 14-kii October sanadkii 2017-kii waxa ay taariikh madow u tahay bulsho weynta Soomaaliyeed, waa maalin ku asteysan dhiig iyo hilbo gubtay, waxa ay dad badan ku waayeen ehel iyo asxaab iyo kuwii ay dadka ugu jeclaayeen. Waa maalintii guud ahaan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ay isku badashay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6807,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6806","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6806","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6806"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6806\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6809,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6806\/revisions\/6809"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6807"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6806"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6806"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6806"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}