{"id":682,"date":"2024-07-30T15:01:04","date_gmt":"2024-07-30T15:01:04","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=682"},"modified":"2024-07-30T15:01:04","modified_gmt":"2024-07-30T15:01:04","slug":"howlgal-lagu-xaqiijinaayay-oo-laga-sameeyay-degmada-walanweyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=682","title":{"rendered":"Howlgal lagu xaqiijinaayay oo laga sameeyay degmada Walanweyn"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado\u00a0 \u00a030 July 2024 {CBB}\u2013<\/strong>Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed oo ay Wehliyaan Gudoomiyaha Degmada iyo Taliyaha Saldhiga ayaa Caawa Kormeer Amni Xaqiijin ah ka sameeyay Waaxyaha iyo Suuqyada Degmada Wanlawey ee Gobolka Shabellaha Hoose.<\/p>\n<p>Wasiir Hassan Abdulkadir Mohamed iyo Gudoomiye Abdulkadir Mohamed Abdullahi ayaa Kormeerkan ku tagay Qaarkamid ah Goobaha Ganacsiga, Wadooyinka iyo Goobaha Lagu Caweeyo ee ay iskugu yimaadaan Bulshada Degmada.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta ayaa Goobihii ay Tageen Shacabkii ay kula kulmeen ka Wareystay Xaalada Guud iyo Isbedelada Jira, Bulshada ayaa Dowladda KGS iyo Maamulka Degmada uga Mahadceliyay Dadaalada ay Wadaan ee Ku aadan Horumarinta Adeegyada Bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado\u00a0 \u00a030 July 2024 {CBB}\u2013Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed oo ay Wehliyaan Gudoomiyaha Degmada iyo Taliyaha Saldhiga ayaa Caawa Kormeer Amni Xaqiijin ah ka sameeyay Waaxyaha iyo Suuqyada Degmada Wanlawey ee Gobolka Shabellaha Hoose. Wasiir Hassan Abdulkadir Mohamed iyo Gudoomiye Abdulkadir Mohamed Abdullahi ayaa Kormeerkan ku tagay Qaarkamid ah Goobaha Ganacsiga, Wadooyinka iyo Goobaha Lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":683,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-682","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/682","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=682"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/682\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":684,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/682\/revisions\/684"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/683"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=682"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=682"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=682"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}