{"id":6829,"date":"2025-10-15T08:00:48","date_gmt":"2025-10-15T08:00:48","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6829"},"modified":"2025-10-15T08:00:48","modified_gmt":"2025-10-15T08:00:48","slug":"muqdisho-oo-sanadkii-4-aad-oo-xiriir-ah-maanta-martigalinaysa-bandhigga-guulaystayaasha-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6829","title":{"rendered":"Muqdisho oo sanadkii 4-aad oo xiriir ah maanta martigalinaysa Bandhigga Guulaystayaasha Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco, Oct 15, 2025 {CBB}<\/strong>Muqdisho waxa ay maanta martigalisay sanadkii 4-aad Bandhigga Guulaystayaasha Soomaaliyeed (BGS) oo ah madal sannadle ah oo lagu qabto doodo ku saabsan caqabadaha iyo himilooyinka ganacsiga Soomaaliya, kaas oo ay soo qaban qaabisa Shirkadda Hormuud Telecom, oo ah shirkadda isgaarsiinta ugu horreysa ee dalka.<\/p>\n<p>Shirkaan waxaa daah-furaya Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Bidhaan Warsame, waxaana soo xiri doonna Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Saalax Axmed Jaamac.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_2\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;client=ca-pub-5485553666531996&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=224311009&amp;adf=2701622831&amp;pi=t.aa~a.2084950188~i.3~rp.4&amp;w=950&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1760515162&amp;num_ads=1&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3860133875&amp;ad_type=text_image&amp;format=950x280&amp;url=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2Fmuqdisho-oo-sanadkii-4-aad-oo-xiriir-ah-maanta-martigalinaysa-bandhigga-guulaystayaasha-soomaaliyeed%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=200&amp;rw=950&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;wgl=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTM5LjAuNzI1OC42NyIsbnVsbCwwLG51bGwsIjY0IixbWyJOb3Q7QT1CcmFuZCIsIjk5LjAuMC4wIl0sWyJHb29nbGUgQ2hyb21lIiwiMTM5LjAuNzI1OC42NyJdLFsiQ2hyb21pdW0iLCIxMzkuMC43MjU4LjY3Il1dLDBd&amp;abgtt=7&amp;dt=1760515150700&amp;bpp=1&amp;bdt=3444&amp;idt=1&amp;shv=r20251009&amp;mjsv=m202510090101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D03ad44fe6a0877f1%3AT%3D1759570118%3ART%3D1760514879%3AS%3DALNI_MZKTLWm4OMm-mv_RHLNU-e-k2Rsug&amp;gpic=UID%3D0000124d16929ee9%3AT%3D1759570118%3ART%3D1760514879%3AS%3DALNI_Ma2Hw0GQdNUHCe6BCk8jqtLfry3zw&amp;eo_id_str=ID%3Db2b0da3d9bd7e16f%3AT%3D1759570118%3ART%3D1760514879%3AS%3DAA-AfjaMTo4FE4r5G9Qh_wbiqYrD&amp;prev_fmts=0x0%2C1200x280&amp;nras=3&amp;correlator=4483261756932&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=720&amp;u_w=1280&amp;u_ah=680&amp;u_aw=1280&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1.25&amp;dmc=4&amp;adx=157&amp;ady=1597&amp;biw=1265&amp;bih=594&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=95373554%2C31095152%2C31095210%2C31095218%2C95373013%2C95374042%2C95344790%2C95374743&amp;oid=2&amp;pvsid=8349124214853933&amp;tmod=74459551&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1280%2C0%2C0%2C0%2C1280%2C594&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=0&amp;td=1&amp;tdf=2&amp;psd=W251bGwsbnVsbCwibGFiZWxfb25seV8zIiwxXQ..&amp;nt=1&amp;pgls=CAEQAxoGMS4wLjkw~CAEaBTYuMy43~CAEQBBoHMS4xNjMuMA..~CAEQBg..~CAA.&amp;ifi=3&amp;uci=a!3&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;dtd=11944\" name=\"aswift_2\" width=\"950\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!3\" aria-label=\"Advertisement\" data-load-complete=\"true\" data-google-query-id=\"CISP6obepZADFYmFUAYdMM4sZw\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Bandhigga sanadkaan oo ciwaan looga dhigay,\u00a0<strong>Hayaanka Tamarta Soomaaliya<\/strong>; Caqabadaha, Fursadaha iyo Saameynta Isbedddelka Cimilladu ku yeesheen Soomaaliya, ayaa isku keenaya hoggaamiyayaasha qeybaha kala duwan ee bulshada si ay u qiimeeyaan horumarka la gaaray,si ay u wadaagaan tusaalooyin, una xoojiyaan iskaashi lagu beddelayo muuqaalka tamarta ee Dalka.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa leh in ka badan 3,100 oo saacadood oo qorrax sannadkii iyo marinnada dabaylo xooggan, taas oo caddeenaysa in dalka uu leeyahay fursad weyn oo tamar dib loo cusboonaysiin karo, iyada oo tusaale u ah Shiradda Hormuud Telecom oo hadda ku shaqeysa in ka badan 86% tamar qorraxeed.<\/p>\n<p>Sannadihii u dambeeyay, helitaanka koronto ayaa si weyn u korortay, waxaana hoggaaminayay ganacsatada Soomaaliyeed iyo maalgashiga gaarka loo leeyahay, iyada uu Shirkaan taageeraya guulahaas ayaa la jaanqaadaya mudnaanta qaran ee ku xusan Mashruuca Soo-kabashada Qaybta Korontada ee Soomaaliya (SESRP) iyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka 2025\u20132029.<\/p>\n<p>Ka faa\u2019iideysiga tamarta ayaa fursad siinaysa dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada, waxa ay fududeenaysaa helitaanka koronto jaban si ay u koraan warshadaha wax soo saarka ka shaqeeya, waxa ay sahlaysaa kororka carruurta waxbaranaysa iyada oo la adeegsanaya teknoloojiyadda casriga ah.<\/p>\n<p>Shirkaan waxa uu isu keenayaa in ka badan 350 qof oo isugu jira hoggaamiyeyaasha ganacsiga, dowladda, jaamacadaha iyo hay\u2019adaha horumarinta ka shaqeeya si ay uga wada hadlaan sida loo horumarin karo ganacsiga gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya, loona aqoonsado fursadaha iskaashi, hal-abuur iyo koboca dhaqaale ee ku jira qaybaha dhaqaalaha ee dalka.<\/p>\n<p>Bandhigga Guulaystayaasha Soomaaliyeed (BGS) ayaa diiradda saaraya kordhinta wax-soo-saarka iyo ka falcelinta fursadaha soo kordhaya ee ku jira ganacsiga gaarka loo leeyahay ee dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco, Oct 15, 2025 {CBB}Muqdisho waxa ay maanta martigalisay sanadkii 4-aad Bandhigga Guulaystayaasha Soomaaliyeed (BGS) oo ah madal sannadle ah oo lagu qabto doodo ku saabsan caqabadaha iyo himilooyinka ganacsiga Soomaaliya, kaas oo ay soo qaban qaabisa Shirkadda Hormuud Telecom, oo ah shirkadda isgaarsiinta ugu horreysa ee dalka. Shirkaan waxaa daah-furaya Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6830,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6829","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6829","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6829"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6829\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6831,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6829\/revisions\/6831"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6830"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6829"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6829"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6829"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}