{"id":6842,"date":"2025-10-15T08:00:16","date_gmt":"2025-10-15T08:00:16","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6842"},"modified":"2025-10-16T08:07:49","modified_gmt":"2025-10-16T08:07:49","slug":"soomaaliya-oo-markii-ugu-horreysay-9-xubnood-ku-yeelatay-baarlamaanka-bulshada-bariga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6842","title":{"rendered":"Soomaaliya oo markii ugu horreysay 9 xubnood ku yeelatay baarlamaanka bulshada bariga Afrika"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco, 15, Oct\u00a0 2025 {CBB}<\/strong>Soomaaliya ayaa maanta guul taariikhi ah gaartay kadib markii markii ugu horraysay ay ku yeelatay 9 xubnood oo rasmi ah Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika.<\/p>\n<p>Xubnahan cusub ayaa lagu doortay fadhi wadajir ah oo ay yeesheen labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, taas oo muujineysa in dalka uu si buuxda uga qeybgalayo howlaha iyo go\u2019aan qaadashada gobolka.<\/p>\n<p>Magacyada Xildhibaanada la doortay waa:<\/p>\n<p>\u2022 Abuukar Cabdi Cusmaan<\/p>\n<p>\u2022 Xuseen Xasan Cabdi<\/p>\n<p>\u2022 Sahra Cali Xasan<\/p>\n<p>\u2022 Ilhaan Cali Gasar<\/p>\n<p>\u2022 Faatima Cabdullaahi Maxamuud<\/p>\n<p>\u2022 Cabdisalaan Hadliye Cumar<\/p>\n<p>\u2022 Cabdiraxmaan Bashiir Shariif<\/p>\n<p>\u2022 Faysal Cabdi Roobke<\/p>\n<p>\u2022 Fahma Axmed Nuur<\/p>\n<p>Xildhibaannada ayaa ku biiraya mudanayaal kale oo ka imaanaya sideeda dal ee qeybta ka ah ururka bulshada bariga Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco, 15, Oct\u00a0 2025 {CBB}Soomaaliya ayaa maanta guul taariikhi ah gaartay kadib markii markii ugu horraysay ay ku yeelatay 9 xubnood oo rasmi ah Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika. Xubnahan cusub ayaa lagu doortay fadhi wadajir ah oo ay yeesheen labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, taas oo muujineysa in dalka uu si buuxda uga qeybgalayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6843,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6842","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6842","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6842"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6842\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6844,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6842\/revisions\/6844"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6843"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6842"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6842"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6842"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}