{"id":6849,"date":"2025-10-16T08:59:19","date_gmt":"2025-10-16T08:59:19","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6849"},"modified":"2025-10-16T08:59:19","modified_gmt":"2025-10-16T08:59:19","slug":"maxaa-looga-hadlay-kulanka-xasaasiga-ee-ay-yeesheen-madaxda-ruushka-iyo-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6849","title":{"rendered":"Maxaa looga hadlay kulanka xasaasiga ee ay yeesheen Madaxda Ruushka iyo Suuriya?"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Suuriya, Axmed Al-Sharaa, ayaa sheegay in ay ka go\u2019an tahay soo celinta xiriirka dalkaasi uu la lahaa Ruushka, xilli uu kulan gaar ah magaalada Moscow uu kula yeeshay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin.<\/p>\n<p>Al-Sharaa, oo safarkiisii ugu horreeyay isagoo matalaya Suuriya ku tagey Ruushka ayaa sheegay in dowladiisa ay ka shaqeynayso sidii loo ilaalin lahaa madax-bannaani iyo midnimada dhuleed ee Suuriya.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_2\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;client=ca-pub-5485553666531996&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=1768439973&amp;adf=638106846&amp;pi=t.aa~a.3556356296~i.3~rp.4&amp;w=950&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1760604262&amp;num_ads=1&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3860133875&amp;ad_type=text_image&amp;format=950x280&amp;url=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2Fmaxaa-looga-hadlay-kulanka-xasaasiga-ee-ay-yeesheen-madaxda-ruushka-iyo-suuriya%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=200&amp;rw=950&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;wgl=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTM5LjAuNzI1OC42NyIsbnVsbCwwLG51bGwsIjY0IixbWyJOb3Q7QT1CcmFuZCIsIjk5LjAuMC4wIl0sWyJHb29nbGUgQ2hyb21lIiwiMTM5LjAuNzI1OC42NyJdLFsiQ2hyb21pdW0iLCIxMzkuMC43MjU4LjY3Il1dLDBd&amp;abgtt=7&amp;dt=1760604251538&amp;bpp=1&amp;bdt=3885&amp;idt=1&amp;shv=r20251014&amp;mjsv=m202510090101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D03ad44fe6a0877f1%3AT%3D1759570118%3ART%3D1760604206%3AS%3DALNI_MZKTLWm4OMm-mv_RHLNU-e-k2Rsug&amp;gpic=UID%3D0000124d16929ee9%3AT%3D1759570118%3ART%3D1760604206%3AS%3DALNI_Ma2Hw0GQdNUHCe6BCk8jqtLfry3zw&amp;eo_id_str=ID%3Db2b0da3d9bd7e16f%3AT%3D1759570118%3ART%3D1760604206%3AS%3DAA-AfjaMTo4FE4r5G9Qh_wbiqYrD&amp;prev_fmts=0x0%2C1200x280&amp;nras=3&amp;correlator=7387459158412&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=720&amp;u_w=1280&amp;u_ah=680&amp;u_aw=1280&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1.25&amp;dmc=4&amp;adx=157&amp;ady=1383&amp;biw=1265&amp;bih=594&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=31095152%2C31095209%2C31095218%2C95373013%2C95374047%2C42533293%2C95344789%2C95374743&amp;oid=2&amp;pvsid=3124625298046617&amp;tmod=823286915&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1280%2C0%2C0%2C0%2C1280%2C594&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=0&amp;td=1&amp;tdf=2&amp;psd=W251bGwsbnVsbCwibGFiZWxfb25seV8zIiwxXQ..&amp;nt=1&amp;pgls=CAEQAxoGMS4wLjkw~CAEaBTYuMy43~CAEQBBoHMS4xNjMuMA..~CAEQBg..~CAA.&amp;ifi=3&amp;uci=a!3&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;dtd=10919\" name=\"aswift_2\" width=\"950\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!3\" aria-label=\"Advertisement\" data-load-complete=\"true\" data-google-query-id=\"CMCyn_2pqJADFflTHgIdw_kTkA\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>\u201cWaxaan isku dayeynaa inaan dib u soo celino xiriirka si uu u noqdo mid madax-bannaan, mid ilaalinaya midnimada iyo amniga Suuriya,\u201d ayuu yiri isagoo ka hadlayey qasriga Kremlin-ka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Suuriya ayaa sidoo kale ballanqaaday in dowladdiisu ay ixtiraami doonto dhammaan heshiisyadii hore ee Moscow iyo Dimishiq ku dhex maray.<\/p>\n<p>Wakaaladaha Reuters iyo AFP oo soo xiganaya ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in Al-Sharaa kulankan Madaxweynaha Ruushka ku weydiiyay in lagu soo wareejiyo madaxweynihii hore, Bashar al-Assad, oo muddo 10 bilood ah magangalyo ka heysta dalkaasi Ruushka.<\/p>\n<p>Balse bayaanka rasmiga ee ka soo baxay shirarka Ruushka iyo Suuriya laguma soo saarin warka sheegaya in Bishaar Al asad lagu wareejinayo Dowladda Suuriya.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa noqonaya mid xasaasi ah, maadaama Ruushku ahaa saaxiibkii ugu weynaa ee Bashar al-Assad xilligii uu talada hayay, halka dowladda cusub ee Al-Sharaa ay u muuqato mid isku dayaysa inay si taxaddar leh u dheellitirto xiriirka ay la leedahay Moscow iyo madax-bannaanida cusub ee Suuriya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Suuriya, Axmed Al-Sharaa, ayaa sheegay in ay ka go\u2019an tahay soo celinta xiriirka dalkaasi uu la lahaa Ruushka, xilli uu kulan gaar ah magaalada Moscow uu kula yeeshay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin. Al-Sharaa, oo safarkiisii ugu horreeyay isagoo matalaya Suuriya ku tagey Ruushka ayaa sheegay in dowladiisa ay ka shaqeynayso sidii loo ilaalin lahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6850,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6849","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6849","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6849"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6849\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6851,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6849\/revisions\/6851"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6850"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6849"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6849"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6849"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}