{"id":685,"date":"2024-07-30T15:03:13","date_gmt":"2024-07-30T15:03:13","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=685"},"modified":"2024-07-30T15:03:13","modified_gmt":"2024-07-30T15:03:13","slug":"kulan-dhaxdhaxaadin-ah-oo-lagu-qabtay-degmada-walanweyn-ee-gobolka-sh-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=685","title":{"rendered":"Kulan dhaxdhaxaadin ah oo lagu qabtay degmada Walanweyn ee gobolka sh\/ Hoose."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado\u00a0 \u00a030 July 2024 {CBB}\u2013<\/strong>Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed iyo maamulka Degmada Wanlaweyn ayaa warbixin ka dhageystay guddiga dhexdhaxaadinta Beelo walaalo ah oo kudagaalamey dhul beereed.<\/p>\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Kulan waxaa goobjoog ka ahaa Odayaasha Dhaqanka Degmada iyo Gudigii ka shaqeeyey hirgalinta xabad joojinta iyo heshiiskii Hordhaca ahaa ee labada beel isku fahmeen in Xabada la joojiyo wixii sohdin ku saabsana dib looga wada hadlo.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed Hassan Abdullkadir Mohamed oo ay Garab fadhiyeen Gudoomiyaha Degmada Wanlaweyn Abdullkadir Mohamed Abdullahi, kuxigeenadiisa iyo Taliyaha Saldhiga ayaa Odayaasha uga mahadceliyay dadaaladii ay sameeyeen isagoona Sheegay in Dowladda KGS ay ku raacsanthy go\u2019aanadii ay gaareen.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado\u00a0 \u00a030 July 2024 {CBB}\u2013Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed iyo maamulka Degmada Wanlaweyn ayaa warbixin ka dhageystay guddiga dhexdhaxaadinta Beelo walaalo ah oo kudagaalamey dhul beereed. Kulan waxaa goobjoog ka ahaa Odayaasha Dhaqanka Degmada iyo Gudigii ka shaqeeyey hirgalinta xabad joojinta iyo heshiiskii Hordhaca ahaa ee labada beel isku fahmeen in Xabada la joojiyo wixii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":686,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-685","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/685","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=685"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/685\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":687,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/685\/revisions\/687"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/686"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=685"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=685"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=685"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}