{"id":6852,"date":"2025-10-16T09:02:47","date_gmt":"2025-10-16T09:02:47","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6852"},"modified":"2025-10-16T09:02:47","modified_gmt":"2025-10-16T09:02:47","slug":"xamaas-oo-celisay-meydad-hor-leh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6852","title":{"rendered":"Xamaas oo celisay meydad hor leh."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis, 16, Oct 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Kooxda Xamaas ayaa sheegtay inay ka go\u2019an tahay fulinta shuruudaha heshiiska xabad joojinta ee ay la gashay Israa\u2019iil, laakiin waxay sheegtay inay u baahan tahay caawimaad si ay uga soo saarto meydadka burburka Gaza.<\/p>\n<p>Labo meyd oo kale ayaa la wareejiyay Arbacadii, waxaa ayna Israa\u2019iil muujisay caro ah in lagu guul dareystay in la soo wareejiyo 19 kale.<\/p>\n<p>Wasiirka gaashaandhigga Israa\u2019iil ayaa sheegay inuu ku baaqay \u201cqorshe dhammaystiran\u201d oo lagu jabiyo Xamaas.<\/p>\n<p>In kasta oo xabad joojintu ay u muuqato mid sii daciifaysa, hay\u2019adaha gargaarka ayaa rajaynaya in xadka Rafah ee Masar ka soo gala Gaza ay dib u furi doonto Israa\u2019iil Khamiista.<\/p>\n<p>Boqolaal gaari oo xamuul ah ayaa sugaya inay galaan dhulka Qaza.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis, 16, Oct 2025 {CBB}\u00a0Kooxda Xamaas ayaa sheegtay inay ka go\u2019an tahay fulinta shuruudaha heshiiska xabad joojinta ee ay la gashay Israa\u2019iil, laakiin waxay sheegtay inay u baahan tahay caawimaad si ay uga soo saarto meydadka burburka Gaza. Labo meyd oo kale ayaa la wareejiyay Arbacadii, waxaa ayna Israa\u2019iil muujisay caro ah in lagu guul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6853,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-6852","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6852","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6852"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6852\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6854,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6852\/revisions\/6854"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6853"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6852"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6852"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6852"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}