{"id":688,"date":"2024-07-30T15:05:20","date_gmt":"2024-07-30T15:05:20","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=688"},"modified":"2024-07-30T15:05:20","modified_gmt":"2024-07-30T15:05:20","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-xamse-cabdi-bare-iyo-wafdi-uu-hoggaaminaayo-oo-lagu-soo-dhaweeyay-magaalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=688","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaaraha XFS Xamse Cabdi Bare iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada kismaayo."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado\u00a0 \u00a030 July 2024 {CBB}\u2013<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi ay kamid yihiin Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Amniga ayaa si wayn loogu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo ee xarunta Kumeel Gaarka ah ee Jubbaland.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin uu ugu horeeyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, dadweyne kale ayaa garoonka Kismaayo ku soo dhaweeyay Ra\u2019iisul Wasaare Xamse iyo wafdigiisa.<\/p>\n<p>Wafdiga Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa u sii gudbi doona deegaanka Buula Xaaji ee gobolka Jubbada Hoose oo dhowaan ay Al-shabaab weerar ku soo qaadeen saldhigyada ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa Jubbaland.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa kulamo la yeelan doona saraakiisha iyo Ciidamada Federaalka ee Danab iyo Kuwa Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Safarka ra\u2019iisul wasaaraha ayaa ku soo aadaya xilli ciidamada dowladda iyo kuwa daraawiishta Jubbaland ay Al-shabaab kala wareegeen deegaanno badan oo ku yaalla inta u dhaxeysa magaalooyinka Kismaayo iyo Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado\u00a0 \u00a030 July 2024 {CBB}\u2013Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi ay kamid yihiin Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Amniga ayaa si wayn loogu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo ee xarunta Kumeel Gaarka ah ee Jubbaland. Mas\u2019uuliyiin uu ugu horeeyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, dadweyne kale ayaa garoonka Kismaayo ku soo dhaweeyay Ra\u2019iisul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":689,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-688","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/688","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=688"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/688\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":691,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/688\/revisions\/691"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/689"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=688"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=688"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=688"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}