{"id":6896,"date":"2025-10-18T09:13:01","date_gmt":"2025-10-18T09:13:01","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6896"},"modified":"2025-10-18T09:13:01","modified_gmt":"2025-10-18T09:13:01","slug":"soomaaliya-oo-turkiga-u-iibgaynayso-kalluunka-iyo-macdanta-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6896","title":{"rendered":"Soomaaliya oo Turkiga u iibgaynayso Kalluunka iyo Macdanta dalka"},"content":{"rendered":"<p><strong>sabtii, 18 Oct 2025 {CBB}<\/strong>\u2013Wasiirka Ganacsiga &amp; Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Aadan Geesood ayaa dhiggiisa Turkiga Prof. \u00d6mer Bolat waxa ay wada galeen heshiis dhigaya in Kalluunka iyo Macdanta Dalka loo iibgeeyo Dalkaas.<\/p>\n<p>Kulan doceed daba socday shirka Istanbul ee Turkiga iyo Afrika ayay uga wada hadleen arrintaan, Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay daneyneyso xoojinta iskaashiga ku dhisan isdhaafsiga Ganacsiga ee Afrika.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_2\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;client=ca-pub-5485553666531996&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=3335479250&amp;adf=2243504562&amp;pi=t.aa~a.3556356296~i.3~rp.4&amp;w=950&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1760778676&amp;num_ads=1&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3860133875&amp;ad_type=text_image&amp;format=950x280&amp;url=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2Fsoomaaliya-oo-turkiga-u-iibgaynayso-kalluunka-iyo-macdanta-dalka%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=200&amp;rw=950&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;wgl=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTM5LjAuNzI1OC42NyIsbnVsbCwwLG51bGwsIjY0IixbWyJOb3Q7QT1CcmFuZCIsIjk5LjAuMC4wIl0sWyJHb29nbGUgQ2hyb21lIiwiMTM5LjAuNzI1OC42NyJdLFsiQ2hyb21pdW0iLCIxMzkuMC43MjU4LjY3Il1dLDBd&amp;abgtt=7&amp;dt=1760778674362&amp;bpp=1&amp;bdt=2357&amp;idt=1&amp;shv=r20251016&amp;mjsv=m202510150101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D03ad44fe6a0877f1%3AT%3D1759570118%3ART%3D1760778672%3AS%3DALNI_MZKTLWm4OMm-mv_RHLNU-e-k2Rsug&amp;gpic=UID%3D0000124d16929ee9%3AT%3D1759570118%3ART%3D1760778672%3AS%3DALNI_Ma2Hw0GQdNUHCe6BCk8jqtLfry3zw&amp;eo_id_str=ID%3Db2b0da3d9bd7e16f%3AT%3D1759570118%3ART%3D1760778672%3AS%3DAA-AfjaMTo4FE4r5G9Qh_wbiqYrD&amp;prev_fmts=0x0%2C1200x280&amp;nras=3&amp;correlator=1960727261326&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=720&amp;u_w=1280&amp;u_ah=680&amp;u_aw=1280&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1.25&amp;dmc=4&amp;adx=157&amp;ady=1573&amp;biw=1265&amp;bih=594&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=31095218%2C95373013%2C95373975%2C95374042%2C31095265%2C95344787&amp;oid=2&amp;pvsid=5309161054978328&amp;tmod=323629352&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1280%2C0%2C1280%2C680%2C1280%2C594&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=1&amp;td=1&amp;tdf=2&amp;psd=W251bGwsbnVsbCwibGFiZWxfb25seV8zIiwxXQ..&amp;nt=1&amp;pgls=CAEQAxoGMS4wLjkw~CAEaBTYuMy43~CAEQBBoHMS4xNjMuMA..~CAEQBg..~CAA.&amp;ifi=3&amp;uci=a!3&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;dtd=1738\" name=\"aswift_2\" width=\"950\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!3\" aria-label=\"Advertisement\" data-load-complete=\"true\" data-google-query-id=\"CJmvvduzrZADFbgQogMd91U2jg\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p><strong><em>\u201cKulankan miro-dhalka ah ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga ganacsi iyo dhaqaale ee taariikhiga ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga, loona ballaarin lahaa fursadaha ganacsi, maalgashi iyo suuq helidda badeecadaha labada dal\u201d<\/em><\/strong>\u00a0ayuu yiri Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, Maxamuud Aadan Geesood.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cWaxaan Wasiirka Turkiga kala hadlay sida badeecadaha Soomaaliyeed gaar ahaan kalluunka, macdanta, iyo wax-soosaarka dabiiciga ah \u2014 suuqyo loogu heli karo gudaha Turkiga, taas oo gacan ka geysan doonta kor u qaadista dhaqaalaha Soomaaliya iyo dhiirrigelinta ganacsiga gaarka loo leeyahay\u201d<\/em><\/strong>\u00a0ayuu qoraalkiisa siii raaciyay Wasiir Geesood.<\/p>\n<p>Gunaanadkii waxa uu qoraalkiisa kusoo afmeeray Wasiirka Ganacsiga &amp; Warshadaha Soomaaliya Maxamuud Aadan Geesood\u00a0<strong><em>\u201cSidoo kale, waxaan isla garanay in dib loo eego caqabadaha ganacsi ee jira, lana dadaalo in la abuuro jawi fududeynaya isku socodka badeecadaha iyo maalgashiga labada dal, si loo gaaro heer iskaashi oo waara oo faa\u2019iido u leh shacabka labada waddan\u201d<\/em><\/strong>.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa dhowaan soo bandhigay dhaqaalaha uu ka helo badeecadaha uu u iibgeeyo Qaaradda Afrika, halka sidoo kale uu soo bandhigay lacagaha Dadkiisa uga baxa iibsashada waxyaabaha laga dhoofiyo Qaaraddaan ee dalkeeda la geeyo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in ay ka go\u2019an tahay xoojinta iskaashiga dhaqaalaha iyo wax is dhaafsiga ah ee dalkiisa kala dhaxeeya Qaaradda Afrika, waxa uu rajeeyay in sanadaha soo socda lasii xoojin doonno.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>sabtii, 18 Oct 2025 {CBB}\u2013Wasiirka Ganacsiga &amp; Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Aadan Geesood ayaa dhiggiisa Turkiga Prof. \u00d6mer Bolat waxa ay wada galeen heshiis dhigaya in Kalluunka iyo Macdanta Dalka loo iibgeeyo Dalkaas. Kulan doceed daba socday shirka Istanbul ee Turkiga iyo Afrika ayay uga wada hadleen arrintaan, Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6897,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6896","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6896","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6896"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6896\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6898,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6896\/revisions\/6898"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6897"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6896"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6896"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6896"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}