{"id":6905,"date":"2025-10-19T09:04:48","date_gmt":"2025-10-19T09:04:48","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6905"},"modified":"2025-10-20T09:07:45","modified_gmt":"2025-10-20T09:07:45","slug":"rwanda-oo-soomaaliya-u-gacangelisay-nin-ku-eedeysan-kufsi-faafinta-muuqaallo-anshax-xumo-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6905","title":{"rendered":"Rwanda oo Soomaaliya u gacangelisay Nin ku eedeysan Kufsi &#038; faafinta Muuqaallo anshax-xumo ah?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 19 Oct 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, ayaa baaris uu sameeyay waxa uu ku ogaaday Eedaysane Jamac Cabdi Maxamuud Ina Maryan Maxamed Cismaan oo baxsad ahaa uu ku suganyahay wadanka Ruwanda, kaas oo ku eedaysan Kufsi, Duubis iyo Baahin Muuqaalo Anshax xumo oo ku sameeyay Gabdha Soomaaliyeed kana gaystay Magaalada Qardho.<br \/>\nXafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo kaashanaya Booliiska Caalamiga ah ee Interpol ayaa ku guulaystay in eedaysane Jamac Cabdi Maxamuud lagasoo dajiyo Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cade shalay galab oo taariikhdu ahay 18\/10\/2025, waxaana eedaysanaha lagu wareejiyay laguna xiray xabsiga Qaybta Baarista Dambiyada Booliiska ee CID.<br \/>\nEedaysanaha ayaa sida ugu dhakhsaha badan loo gudbin doona Maxkamadda Awooda uleh, si uu uwajaho cadaaladda.<br \/>\nXafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, waxa uu u mahadcelinayaa Hay\u2019adaha Dowladda Ruwanda iyo Booliiska Soomaaliya gaar ahaa qaybta Interpol oo qayb lixaadleh ka qaadatay in eedaysanaha lasoo galiyo gacanta hay\u2019adaha Dowladda Soomaaliya.<br \/>\nUgudamayn Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, waxaa ka go\u2019an la dagaalan dambiyada Tacadiga Jinsiga iyo ilaalinta sharafta iyo sumcada Dumarka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 19 Oct 2025 {CBB}\u00a0Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, ayaa baaris uu sameeyay waxa uu ku ogaaday Eedaysane Jamac Cabdi Maxamuud Ina Maryan Maxamed Cismaan oo baxsad ahaa uu ku suganyahay wadanka Ruwanda, kaas oo ku eedaysan Kufsi, Duubis iyo Baahin Muuqaalo Anshax xumo oo ku sameeyay Gabdha Soomaaliyeed kana gaystay Magaalada Qardho. Xafiiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6906,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6905","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6905","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6905"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6905\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6907,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6905\/revisions\/6907"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6906"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6905"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6905"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6905"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}