{"id":7043,"date":"2025-10-23T08:08:05","date_gmt":"2025-10-23T08:08:05","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7043"},"modified":"2025-10-23T08:08:05","modified_gmt":"2025-10-23T08:08:05","slug":"tahriibayaal-ku-dhintay-doon-u-socotay-talyaaniga-oo-qalibantay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7043","title":{"rendered":"Tahriibayaal ku dhintay Doon u socotay Talyaaniga Oo Qalibantay."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis, 23 Oct 2025 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Ku dhwaad 40 qof ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhinteen xeebaha dalka Tunisia kaddib markii ay gaddoontay dooni ay saarnaayeen oo u soctay dalka Talyaaniga, sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday dowladda Tunisia.<\/p>\n<p>Dadka doonyahaasi saarnaa ayaa lagu sheegay in intooda badan ay ka soo jeedeen waddamada Saxaraha ka hooseeya.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli muddooyinkii la soo dhaafay ay sii kordhayeen tirada doonyaha ay waxyeelladu soo gaadhayso ee u jihaysan dhinac Talyaaniga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis, 23 Oct 2025 {CBB}\u00a0Ku dhwaad 40 qof ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhinteen xeebaha dalka Tunisia kaddib markii ay gaddoontay dooni ay saarnaayeen oo u soctay dalka Talyaaniga, sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday dowladda Tunisia. Dadka doonyahaasi saarnaa ayaa lagu sheegay in intooda badan ay ka soo jeedeen waddamada Saxaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7044,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7043","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7043","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7043"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7043\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7045,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7043\/revisions\/7045"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7044"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7043"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7043"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7043"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}