{"id":7062,"date":"2025-10-24T08:42:06","date_gmt":"2025-10-24T08:42:06","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7062"},"modified":"2025-10-25T08:45:32","modified_gmt":"2025-10-25T08:45:32","slug":"mareykanka-oo-bilaabay-qorsho-lagu-dhisayo-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7062","title":{"rendered":"Mareykanka oo bilaabay qorsho lagu dhisayo Gaza."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 24, Oct 2025 {CBB}\u00a0<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Dowladda Mareykanka ayaa billowday qorshe cusub oo ay ku dooneyso in ay ka dhisto Marinka Gaza xarumo \u2018dib u heshiisiin, taas oo dagaalyahannada ogolaanaysa in ay hubkooda dhiibaan fursad loo siiyo cafis iyo in ay si badbaado leh ugu laabtaan nolosha rayidka.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Si taas loo gaaro, xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Marco Rubio ayaa Khamiistii tagay Israa\u2019iil si uu u fuliyo qorshaha nabadeed ee 20-ka qodob ee madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee marinka Gaza, sida lagu sheegay bayaan ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>Imaatinka Rubio ayaa daba socda ka tegitaanka madaxweyne ku xigeenka JD Vance, iyadoo saraakiisha sarsare ee Aqalka Cad, oo uu ku jiro wiilka uu soddogga u yahay madaxweyne Trump, Jared Kushner, ay soo gabagabeeyeen booqashooyinkooda dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhammaantood waxa ay ka qayb qaadanayaan dadaallada lagu doonayo in lagu joogteeyo xabbad-joojin 13 maalmood ah oo u dhaxaysa Israa\u2019iil iyo dhaqdhaqaaqa Xamaas ee Falastiin, laba sano ka dib dagaal ruxay Bariga Dhexe.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda Israa\u2019iil Gideon Sa\u2019ar ayaa sidoo kale carabka ku adkeeyay in dowladdiisa ay ka go\u2019an tahay xaqiijinta guul laga gaaro heshiiskii Qaza, isagoo ugu baaqay Xamaas iyo Xarakada Jihaad Islaami in ay dagaalka joojiyaan oo ay hubka dhigaan.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 24, Oct 2025 {CBB}\u00a0\u00a0Dowladda Mareykanka ayaa billowday qorshe cusub oo ay ku dooneyso in ay ka dhisto Marinka Gaza xarumo \u2018dib u heshiisiin, taas oo dagaalyahannada ogolaanaysa in ay hubkooda dhiibaan fursad loo siiyo cafis iyo in ay si badbaado leh ugu laabtaan nolosha rayidka. Si taas loo gaaro, xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7063,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7062","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7062","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7062"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7062\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7064,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7062\/revisions\/7064"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7063"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7062"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7062"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7062"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}