{"id":7065,"date":"2025-10-24T08:45:42","date_gmt":"2025-10-24T08:45:42","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7065"},"modified":"2025-10-25T08:47:33","modified_gmt":"2025-10-25T08:47:33","slug":"iom-oo-sheegtay-in-itoobiya-soomaaliya-iyo-ereteriya-ay-yihiin-meelaha-ugu-waaweyn-ee-laga-soo-abaabulo-tahriibka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7065","title":{"rendered":"IOM oo sheegtay in Itoobiya, Soomaaliya iyo Ereteriya Ay yihiin meelaha ugu waaweyn ee laga soo abaabulo tahriibka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 24, Oct 2025 {CBB}\u00a0<\/strong>Hay\u2019adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) ayaa muujisay walaac cusub oo ku saabsan korarka kiisaska tahriibka iyo socdaalka sharci darrada ah ee ka jira Geeska Afrika, iyadoo Itoobiya, Soomaaliya iyo Ereteriya lagu tilmaamay dalalka ugu waaweyn ee ay ka soo baxaan dadka u tahriiba waddamada Khaliijka iyo meelo kale oo halis ah.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<div id=\"1412x300x250x278x_ADSLOT567\">\n<div id=\"1412x300x250x278x_ADSLOT567_google\">Intii lagu guda jiray xiritaanka shirkii 3-aad ee Wasiirrada IGAD ee Shaqada, Shaqo-gelinta iyo Socdaalka Shaqaalaha, oo lagu qabtay Argyle Grand Hotel ee Nairobi, ayaa ku-xigeenka Agaasimaha Gobolka Bariga, Geeska iyo Koonfurta Afrika ee IOM, Nihan Erdogan, sheegtay in kuwa dadka tahriibiya ay sii wadaan ka faa\u2019iidaysiga dhalinyarada nugul ee rajaynaysa nolol wanaagsan oo dibadda ah.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>\u201cWaxaan aragnaa koror weyn oo socdaalka ah oo ka dhaca waddada Bariga, iyadoo kumannaan qof ay naftooda halis gelinayaan iyagoo sii maraya Jabuuti iyo Yemen si ay u gaaraan waddamada Yurub iyo Khaliijka,\u201d ayay tiri.<\/p>\n<p>Warbixin ay soo saartay IOM ayaa muujisay in socdaalka dadkaan ee sharci darrada ah ee Waddada Bariga Africa ka tagaya sida Itoobiya, Jabuuti, Soomaaliya uu si weyn u kordhay sannadka 2025, taasoo ay sabab u yihiin colaadaha, shaqo la\u2019aanta iyo barakaca ay keentay isbeddelka cimilada.<\/p>\n<p>Hay\u2019addu waxay ku baaqday in dawladaha gobolka ay xoojiyaan maareynta xuduudaha, isla markaana la adkeeyo iskaashiga lagu la dagaallamayo shabakadaha tahriibka ee ka ganacsada dadka nugul.<\/p>\n<div class=\"sharedaddy sd-sharing-enabled\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 24, Oct 2025 {CBB}\u00a0Hay\u2019adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) ayaa muujisay walaac cusub oo ku saabsan korarka kiisaska tahriibka iyo socdaalka sharci darrada ah ee ka jira Geeska Afrika, iyadoo Itoobiya, Soomaaliya iyo Ereteriya lagu tilmaamay dalalka ugu waaweyn ee ay ka soo baxaan dadka u tahriiba waddamada Khaliijka iyo meelo kale oo halis [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7066,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7065","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7065","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7065"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7065\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7067,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7065\/revisions\/7067"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7066"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7065"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7065"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7065"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}