{"id":7083,"date":"2025-10-25T09:08:47","date_gmt":"2025-10-25T09:08:47","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7083"},"modified":"2025-10-25T09:08:47","modified_gmt":"2025-10-25T09:08:47","slug":"siciid-deni-maraykanka-imaaraatka-ayaa-nagu-gacansiiyay-howlgallada-ka-dhanka-ah-daacish","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7083","title":{"rendered":"Siciid Deni \u201cMaraykanka &#038; Imaaraatka ayaa nagu gacansiiyay howlgallada ka dhanka ah Daacish\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 25, Oct 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta furay kalfadhiga 57aad ee Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedkaas ayaa Xildhibaannada Golahaas warbixin ka siiyay waxqabadka Maamulkiisa muddadii ay fasaxa ku maqnaayeen.<\/p>\n<p>Deni ayaa diiradda saaray dagaallada ka dhanka ah Daacish, Waxbarashada, Caafimaadka, Horumarinta Puntland ee 2026-2030 oo ah qorshaha 4aad ee Dowlad-Goboleedkaas oo arrimo muhiim ah ay ku hoos jiraan.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_1_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_1\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;client=ca-pub-5485553666531996&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=376726209&amp;adf=3049947639&amp;pi=t.aa~a.3850671431~i.3~rp.4&amp;w=950&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1761383260&amp;num_ads=1&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3860133875&amp;ad_type=text_image&amp;format=950x280&amp;url=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2Fsiciid-deni-maraykanka-imaaraatka-ayaa-nagu-gacansiiyay-howlgallada-ka-dhanka-ah-daacish%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=200&amp;rw=950&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;wgl=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTQxLjAuNzM5MC4xMDgiLG51bGwsMCxudWxsLCI2NCIsW1siR29vZ2xlIENocm9tZSIsIjE0MS4wLjczOTAuMTA4Il0sWyJOb3Q_QV9CcmFuZCIsIjguMC4wLjAiXSxbIkNocm9taXVtIiwiMTQxLjAuNzM5MC4xMDgiXV0sMF0.&amp;abgtt=7&amp;dt=1761383258735&amp;bpp=1&amp;bdt=1274&amp;idt=-M&amp;shv=r20251022&amp;mjsv=m202510230101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D03ad44fe6a0877f1%3AT%3D1759570118%3ART%3D1761383130%3AS%3DALNI_MZKTLWm4OMm-mv_RHLNU-e-k2Rsug&amp;gpic=UID%3D0000124d16929ee9%3AT%3D1759570118%3ART%3D1761383130%3AS%3DALNI_Ma2Hw0GQdNUHCe6BCk8jqtLfry3zw&amp;eo_id_str=ID%3Db2b0da3d9bd7e16f%3AT%3D1759570118%3ART%3D1761383130%3AS%3DAA-AfjaMTo4FE4r5G9Qh_wbiqYrD&amp;prev_fmts=0x0&amp;nras=2&amp;correlator=235260083993&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=720&amp;u_w=1280&amp;u_ah=680&amp;u_aw=1280&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1.25&amp;dmc=4&amp;adx=157&amp;ady=1433&amp;biw=1265&amp;bih=594&amp;scr_x=0&amp;scr_y=200&amp;eid=31095105%2C31095144%2C31095375%2C31095409%2C95373975%2C95374288%2C95374626%2C95375703%2C95376000%2C31095430&amp;oid=2&amp;pvsid=5564226447628890&amp;tmod=2080514525&amp;uas=3&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1280%2C0%2C1280%2C680%2C1280%2C594&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=1&amp;td=1&amp;tdf=2&amp;psd=W251bGwsbnVsbCwibGFiZWxfb25seV8zIiwxXQ..&amp;nt=1&amp;pgls=CAEQAxoGMS4wLjkw~CAEaBTYuMy43~CAEQBBoHMS4xNjQuMA..~CAEQBg..~CAA.&amp;ifi=2&amp;uci=a!2&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;dtd=1830\" name=\"aswift_1\" width=\"950\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!2\" aria-label=\"Advertisement\" data-load-complete=\"true\" data-google-query-id=\"CP6Ww_z_vpADFf91HgIdu3gFpw\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Adkaynta Amniga waxa uu kasoo qaatay tababarka ciidamo cusub oo dhowaan tababar usoo xiray iyo kuwo kale oo tababar u xaraysan, xoojinta Hay\u2019adaha Caddaaladda si wax looga qabto dhibaatooyinka Bulshadu qabto &amp; Dhowrista Deegaanka oo looga hortagayo isbaddelka Cimillada.<\/p>\n<p>Madaxweyne Siciid Deni ayaa sheegay in dagaalka ka dhanka ah Daacish uu marayo heer gabogabo ah isla markaana loo dhow yahay waqtigii lasoo afjari lahaa, waxa uu tilmaamay in Dowladaha Maraykanka iyo Imaaraatka ka gacansiiyeen howlgalladaan.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cMaraykanka &amp; Imaaraatka ayaa nagu gacansiiyay howlgallada ka dhanka ah Daacish, Puntland waxaa ka go\u2019an in ay soo afjarto Kooxaha Argagixisada ah, waxa aan soo dhaweyneynaa cid weliba oo gacan ka gaysaneysa\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Ayuu yiri Madaxweynaha DG Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni.<\/p>\n<p>Amniga Caasimadda Dowlad-Goboleedka Puntland ee Garoowe ayuu sheegay Madaxweyne Siciid Deni in si casri ah looga shaqayn doonno, Shacabka ayuu ka codsaday in ay la shaqeeyaan hay\u2019adaha ammaanka ee howshaas haya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 25, Oct 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta furay kalfadhiga 57aad ee Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedkaas ayaa Xildhibaannada Golahaas warbixin ka siiyay waxqabadka Maamulkiisa muddadii ay fasaxa ku maqnaayeen. Deni ayaa diiradda saaray dagaallada ka dhanka ah Daacish, Waxbarashada, Caafimaadka, Horumarinta Puntland ee 2026-2030 oo ah qorshaha 4aad ee Dowlad-Goboleedkaas oo arrimo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7084,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7083","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7083","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7083"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7085,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7083\/revisions\/7085"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7084"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}