{"id":7099,"date":"2025-10-25T11:06:34","date_gmt":"2025-10-25T11:06:34","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7099"},"modified":"2025-10-25T11:06:34","modified_gmt":"2025-10-25T11:06:34","slug":"golaha-shacabka-oo-la-horgolaha-shacabka-oo-la-horkeenay-mooshin-ku-saabsan-14-october-in-loo-aqoonsado-maalin-xusuus-qaran-ahkeenay-mooshin-ku-saabsan-14-october-in-loo-aqoonsado-maalin-xusuus-qaran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7099","title":{"rendered":"Golaha shacabka oo la horGolaha shacabka oo la horkeenay Mooshin ku saabsan 14 October in loo aqoonsado maalin Xusuus Qaran ahkeenay Mooshin ku saabsan 14 October in loo aqoonsado maalin Xusuus Qaran ah"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta la horgeeyay mooshin ku saabsan in 14ka October loo aqoonsado Maalinta Xusuusta Qaranka ee dhibanayaasha argagixisada ee Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ku dhintay xasuuqii Zoobe ee 2017.<\/p>\n<p>Xildhibaanada soo jeediyay mooshinka ayaa sheegay in maalintaas ay tahay mid qaran oo lagu xasuusanayo dhibaatada argagixisada, iyadoo Xildhibaan Maxamed Cabdiqaadir uu codsaday in qaraar rasmi ah laga soo saaro soojedinta.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_9_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Xildhibaan Maxamed Haaruun ayaa akhriyay mooshinka, iyadoo xildhibaanada ka qaybgalay ay muujinayaan taageero ku aaddan in maalintan sannad walba loo xuso dhibanayaasha argagixisada.<\/p>\n<p>Mooshinkan ayaa ujeedadiisu tahay in Soomaaliya ay yeelato maalin qaran oo xasuus leh, si loo sharfayo shacabka Soomaaliyeed ee ku dhintay weerarrada as<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta la horgeeyay mooshin ku saabsan in 14ka October loo aqoonsado Maalinta Xusuusta Qaranka ee dhibanayaasha argagixisada ee Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ku dhintay xasuuqii Zoobe ee 2017. Xildhibaanada soo jeediyay mooshinka ayaa sheegay in maalintaas ay tahay mid qaran oo lagu xasuusanayo dhibaatada argagixisada, iyadoo Xildhibaan Maxamed Cabdiqaadir uu codsaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7100,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7099","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7099","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7099"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7101,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7099\/revisions\/7101"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7100"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}