{"id":7115,"date":"2025-10-27T16:49:52","date_gmt":"2025-10-27T16:49:52","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7115"},"modified":"2025-10-27T16:49:52","modified_gmt":"2025-10-27T16:49:52","slug":"khasaarahii-ka-dhashay-weerarkii-macawisleeyda-ay-ku-qaadeyn-deegaanka-goobo-oo-la-shaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7115","title":{"rendered":"Khasaarahii ka dhashay Weerarkii Macawisleeyda ay ku qaadeyn Deegaanka Goobo oo la Shaaciyay."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin, 27, Oct 2025 {CBB}<\/strong>Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeeyso Weerar Gaadmo ah oo Ciidamada deegaanka ee loo yaqaano Macawisleeyda ay ku qaadeyn Xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab oo ku sugnaa deegaanka Goobo oo hoostaga degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Iska Hor-imaad kooban ayaa ka dhacay deegaanka goobo, waxaana Saraakiisha Ciidamada deegaanka ay sheegeyn in ay Weerarka ku dileeyn ku dhawaad 10-ruux oo ka tirsan Ururka Al-shabaab Cabdulllaahi Xuseen Axmed oo kamid ah Ciidamada deegaanka ayaa tilmaamay in Al-shabaab ay shir ku lahaayeen deegaanka Goobo. Xogtaas oo ay heleeyn Ciidamada Macawisleeyda aya Sababtay in weerarkan uu dhaco.<\/p>\n<p>Sidoo kale Waxaa ay sheegay Cabdullaahi in Al-shabaab ay Meeydad iyo dhawacyo badan ay geeyeen Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan oo gacanta kooxda ku jiro Mudo 3 Bilood ku dhow.<\/p>\n<p>Ciidamada deegaanka ayaa bilaabay in Weerar gaadmo ah ay ku qaadan Xubnaha ka tirsan Al-shabaab eek u sugan degmooyinka Maxaas iyo Moqokori, Waxaana weeraradaas Al-shabaab looga dilay Saraakiil iyo Askar Sida uu sheegay Cabdullaahi Xuseen Axmed oo Ciidamada deegaanka kamid ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin, 27, Oct 2025 {CBB}Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeeyso Weerar Gaadmo ah oo Ciidamada deegaanka ee loo yaqaano Macawisleeyda ay ku qaadeyn Xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab oo ku sugnaa deegaanka Goobo oo hoostaga degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Iska Hor-imaad kooban ayaa ka dhacay deegaanka goobo, waxaana Saraakiisha Ciidamada deegaanka ay sheegeyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7116,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7115","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7115","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7115"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7115\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7117,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7115\/revisions\/7117"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7116"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}