{"id":7134,"date":"2025-10-27T17:17:26","date_gmt":"2025-10-27T17:17:26","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7134"},"modified":"2025-10-27T17:17:26","modified_gmt":"2025-10-27T17:17:26","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-xilka-ka-qaaday-wasiirka-wasaaradda-shaqada-xfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7134","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Xamse oo xilka ka qaaday Wasiirka Wasaaradda Shaqada XFS"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin, 27, Oct 2025 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse\u00a0Cabdi Barre, ayaa\u00a0maanta xilka qaaday Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda JFS, Xildhibaan Yuusuf Maxamed.<\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xilkaasi loo magacaabay\u00a0Prof. Saalim Caliyow Ibrow.<\/p>\n<p>\u201c<b>Ra\u2019iisul Wasaaraha, ayaa markii uu arkay howsha baaxadda leh iyo shaqada hortaalla Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa uu u magacaabay Mudane Prof. Saalim Caliyow Ibrow, Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda JFS\u201d<\/b>\u00a0ayaa lagu yiri qoraalka Ra\u2019iisul wasaaraha.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa Prof Saalim Caliyow kula dardaarmay inuu dardar galiyo howlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin, 27, Oct 2025 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse\u00a0Cabdi Barre, ayaa\u00a0maanta xilka qaaday Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda JFS, Xildhibaan Yuusuf Maxamed. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xilkaasi loo magacaabay\u00a0Prof. Saalim Caliyow Ibrow. \u201cRa\u2019iisul Wasaaraha, ayaa markii uu arkay howsha baaxadda leh iyo shaqada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7135,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7134","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7134","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7134"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7134\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7136,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7134\/revisions\/7136"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7135"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7134"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7134"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7134"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}