{"id":7138,"date":"2025-10-28T07:42:14","date_gmt":"2025-10-28T07:42:14","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7138"},"modified":"2025-10-28T07:42:14","modified_gmt":"2025-10-28T07:42:14","slug":"maxaa-kala-soctaa-xiriirka-u-dhaxeeya-raysalwasaarihii-hore-ee-canada-iyo-gabadh-fannaanad-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7138","title":{"rendered":"Maxaa kala soctaa Xiriirka u dhaxeeya Raysalwasaarihii hore ee Canada iyo gabadh fannaanad ah?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado, 28, Oct 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Fanaanadda Katy Perry iyo Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Kanada Justin Trudeau ayaa u muuqda inay xaqiijiyeen xidhiidhkooda kadib markii lagu arkay iyagoo gacmaha is haysta xaflad lagu qabtay magaalada Paris<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Bogga wararka dadka caanka ah ee TMZ ayaa daabacay sawirro iyo muuqaallo muujinaya labadaoda oo gacmaha is haysta ka hor inta aysan gaadhiga gelin. Trudeau ayaa lagu arkay isagoo caawinaya Perry inay gasho kursiga dambe ee gaariga, iyada oo sawir-qaadayaashu qaylinayaan<\/p>\n<p>Midkoodna \u2014 Perry ama Trudeau \u2014 weli si rasmi ah ugama hadlin xidhiidhkooda. Si kastaba ha ahaatee, mala-awaalku wuxuu socday toddobaadyadii la soo dhaafay, iyadoo marar badan la arkay labadooda oo meelo wada jooga, una muuqda dad wakhti wada qaadanayey<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Trudeau ayaa hore loogu arkay isagoo ka qeyb galaya bandhig faneedkii Perry ee sanadkan, taasoo sii xoojisay wararka sheegaya in xidhiidh jacayl uu ka dhaxeeyo labada xiddig.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado, 28, Oct 2025 {CBB}\u00a0Fanaanadda Katy Perry iyo Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Kanada Justin Trudeau ayaa u muuqda inay xaqiijiyeen xidhiidhkooda kadib markii lagu arkay iyagoo gacmaha is haysta xaflad lagu qabtay magaalada Paris &nbsp; Bogga wararka dadka caanka ah ee TMZ ayaa daabacay sawirro iyo muuqaallo muujinaya labadaoda oo gacmaha is haysta ka hor [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7139,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-7138","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7138"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7138\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7141,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7138\/revisions\/7141"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7139"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}