{"id":714,"date":"2024-07-31T10:07:09","date_gmt":"2024-07-31T10:07:09","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=714"},"modified":"2024-07-31T10:07:09","modified_gmt":"2024-07-31T10:07:09","slug":"marwada-koowaad-koonfur-galbeed-marwo-zamzam-ayaa-booqasho-dhiiragelin-ah-ugu-tagtay-ciidanka-daraawishga-koonfur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=714","title":{"rendered":"Marwada koowaad koonfur galbeed marwo zamzam ayaa  booqasho dhiiragelin ah ugu tagtay  ciidanka daraawishga koonfur galbeed."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco\u00a0 31 July 2024 {CBB}\u2013<\/strong>Marwada 1-aad Dowladda Koonfur Galbeed Marwo Zamzam Mahad Abdirahmaan ayaa kulan Qada-Sharaf ah la qaadatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawishta Koonfur Galbeed ayaa ku dhiirri-gelisay sida nafhurnimada leh ee ay ugu taagan yihiin Difaaca Dalkooda iyo ilaalinta karaamada Dadkooda.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Marwo ZamZam ayaa sheegtay in geesiyaasha Ciidamada ee u istaagay xoreynta Dalka iyo\u00a0 Dagaalaka ee Alshabaab ay taariikhdu xusi doonto, maadaama ay u soo dhabar adaygeen duruufo adag si ay u samatabixiyaan Dalkooda Soomaaliyeed<\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u201cWaxaad tihiin Ciidan Qaran oo u taagan difaaca dalka, dib u soo noolaynta Dawladnimada Koonfur Galbeed iyo ilaalinta karaamada dadka Koonfur Galbeed, waxaan idiinku hambalyeynayaa Waajibaadka qaran ee aad gudaneysaan. Farxad gaar ah ayay ii tahay in aan idinla qadeeyo kulan noocan oo kale ah idin la qaato madaama aad tihiin geesiyaasha aan ku faano ee Har iyo Habeen Utaagan Difaaca Dalka, Dadka iyo Diinta<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Marwo ZamZam ayaa bogaadisay hawlgallada socda ee ka dhanka ah As Daadinta Dhiiga Muwaadiniinta Soomaaliyeed, iyada oo geesiyaasha Ciidamada ay urajaysay Guulo hor leh iyo Koonfur Galbeed oo Xur ka ah\u00a0 As<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco\u00a0 31 July 2024 {CBB}\u2013Marwada 1-aad Dowladda Koonfur Galbeed Marwo Zamzam Mahad Abdirahmaan ayaa kulan Qada-Sharaf ah la qaadatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawishta Koonfur Galbeed ayaa ku dhiirri-gelisay sida nafhurnimada leh ee ay ugu taagan yihiin Difaaca Dalkooda iyo ilaalinta karaamada Dadkooda. Marwo ZamZam ayaa sheegtay in geesiyaasha Ciidamada ee u istaagay xoreynta Dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":715,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-714","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/714","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=714"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/714\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":716,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/714\/revisions\/716"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/715"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=714"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=714"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=714"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}