{"id":7145,"date":"2025-10-28T07:50:17","date_gmt":"2025-10-28T07:50:17","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7145"},"modified":"2025-10-28T07:50:31","modified_gmt":"2025-10-28T07:50:31","slug":"madaxweyne-trump-oo-saddex-dal-oo-carbeed-ku-cadaadinaya-in-ay-dhisaan-qasa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7145","title":{"rendered":"Madaxweyne Trump oo saddex dal oo Carbeed ku cadaadinaya in ay dhisaan Qasa"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado, 28, Oct 2025 {CBB}<\/strong>Trump wuxuu cadaadis saaraya dalalka Khaliijka sida Sacuudiga, Imaaraadka Carabta, iyo Qatar si ay u maalgelinayaan qorshaha dib u dhiska Qasa oo lagu qiyaasay $70 bilyan oo doolar, balse dhammaantood way ka labalabaynayaan<\/p>\n<p>Dal kasta wuxuu doonayaa dammaanad ah in dagaalku uusan dib u soo noqon iyo in uu yeesho saameyn siyaasadeed mustaqbalka maamulka Qasa, sida ay sheegtay Bloomberg<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Warbixinta oo lagu sharraxay shuruudaha saddexdam dal ay ku xireen maalgelinta Qasa, waxaa lagu sheegay<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u2022Sacuudiga wuxuu wajahaya culays miisaaniyadeed oo ka dhashay hoos u dhaca qiimaha shidaalka, mana rabto inay bixiyo dhaqaale aan shuruud lahayn Financial software<\/p>\n<p>\u2022Imaaraadka Carabta wuxuu dalbanayaa dammaanad siyaasadeed oo qeexaysa cidda maamuleysa Qasa mustaqbalka, wuxuuna ku adkeysanayaa in Xamaas si buuxda hubka loo dhigo, iyo in maamulka Falastiiniyiinta ee Daanta Galbeed isbeddel lagu sameeyo<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u2022Qatar iyaduna waxay rabtaa dammaanad ah inay Israa|l ixtiraami doonto heshiiska nabadda, isla markaana waxay doonaysaa door muuqda oo ay ku yeelato siyaasadda iyo maamulka Qasa ee mustaqbalka.<\/p>\n<div class=\"sharedaddy sd-sharing-enabled\">\n<div class=\"robots-nocontent sd-block sd-social sd-social-icon-text sd-sharing\">\n<h3 class=\"sd-title\"><\/h3>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado, 28, Oct 2025 {CBB}Trump wuxuu cadaadis saaraya dalalka Khaliijka sida Sacuudiga, Imaaraadka Carabta, iyo Qatar si ay u maalgelinayaan qorshaha dib u dhiska Qasa oo lagu qiyaasay $70 bilyan oo doolar, balse dhammaantood way ka labalabaynayaan Dal kasta wuxuu doonayaa dammaanad ah in dagaalku uusan dib u soo noqon iyo in uu yeesho saameyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7146,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-7145","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7145","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7145"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7145\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7147,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7145\/revisions\/7147"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7146"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7145"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7145"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7145"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}