{"id":717,"date":"2024-07-31T10:11:24","date_gmt":"2024-07-31T10:11:24","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=717"},"modified":"2024-07-31T10:11:24","modified_gmt":"2024-07-31T10:11:24","slug":"qaban-qaabo-degaal-oo-ka-socda-gobolka-bakool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=717","title":{"rendered":"Qaban Qaabo Degaal oo ka Socda Gobolka Bakool."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco\u00a0 31 July 2024 {CBB}\u2013<\/strong>Taliyaha Guutada 9-aad Gaashanle Yuunis aadan Xasan iyo Abaandulaha guutada dhamme Cilmi Aadan Isaaq oo ay wehliyaan Saraakiisha guutada 9-aad si wadajir ah\u00a0 booqasho kutageen Xarooyinka kala duwan Ciidamada ay ku sugaan amniga iyadoona Ujeedka socodka Saraakiisha Wacyigelinta askar iyo saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo u diyaarsan dagaalka Khawaarijta.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Saraakiisha Wacyigelinta guutada waxay Ciidanka uga digeen in la iska ilaaliyo wax kasta oo keeni kara iskudhac iyo hal meel loogu wada jeesto cadowga.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Taliyaha guutada 9-aad Gaashanle Yuunis aadan Xasan ayaa ciidanka ku amaanay shaqadii naf xurnimada ahayd ay qabteen adkeyayna in cadowga la iska dhico. Sidoo kale Taliyaha ayaana faray waajib gudasho isagoona balan qaadey..<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Dhanka kale waxuu sheegay in Taliska Xooga Dalka Soomaaliyeed u balan qaadeen dalacsiin wakhti dhow imaan doonto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco\u00a0 31 July 2024 {CBB}\u2013Taliyaha Guutada 9-aad Gaashanle Yuunis aadan Xasan iyo Abaandulaha guutada dhamme Cilmi Aadan Isaaq oo ay wehliyaan Saraakiisha guutada 9-aad si wadajir ah\u00a0 booqasho kutageen Xarooyinka kala duwan Ciidamada ay ku sugaan amniga iyadoona Ujeedka socodka Saraakiisha Wacyigelinta askar iyo saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo u diyaarsan dagaalka Khawaarijta. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":718,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-717","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/717","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=717"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/717\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":720,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/717\/revisions\/720"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/718"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=717"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=717"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=717"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}