{"id":7175,"date":"2025-10-31T07:12:34","date_gmt":"2025-10-31T07:12:34","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7175"},"modified":"2025-11-01T07:14:20","modified_gmt":"2025-11-01T07:14:20","slug":"qaramada-midoobay-oo-dhinacyada-suudaan-isku-haya-ugu-baaqay-wadahadal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7175","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo dhinacyada Suudaan isku haya ugu baaqay wadahadal"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco\u00a0 31, October 2025 {CBB } <\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo kulan degdeg ah ka yeeshay dil wadareedkii ka dhacay Magaalada Al-Faashir ee Jamhuuriyadda Suudaan ayaa gunaanadkii fadhigaas waxa uu dhinacyada is haya ugu baaqay in ay wadahadlaan.<\/p>\n<p>Goluhu waxa uu sheegay in keliya dhibaatooyinka dhacaya looga gudbi karo marka la wada hadlo, sidaas awgeed Qaramada Midoobay ay xoogga saarayso sidii dib loogu billaabi lahaa wadahadalkii horay u socday ee hakadka galay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco\u00a0 31, October 2025 {CBB } \u00a0Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo kulan degdeg ah ka yeeshay dil wadareedkii ka dhacay Magaalada Al-Faashir ee Jamhuuriyadda Suudaan ayaa gunaanadkii fadhigaas waxa uu dhinacyada is haya ugu baaqay in ay wadahadlaan. Goluhu waxa uu sheegay in keliya dhibaatooyinka dhacaya looga gudbi karo marka la wada hadlo, sidaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7176,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7175","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7175","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7175"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7175\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7177,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7175\/revisions\/7177"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7176"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7175"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7175"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7175"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}