{"id":7188,"date":"2025-11-01T07:36:10","date_gmt":"2025-11-01T07:36:10","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7188"},"modified":"2025-11-01T07:36:10","modified_gmt":"2025-11-01T07:36:10","slug":"maamulka-puntland-oo-sheegtay-in-ay-ka-goan-tahay-soo-afjaridda-daacish-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7188","title":{"rendered":"Maamulka Puntland oo sheegtay in ay ka go\u2019an tahay soo afjaridda Daacish &#038; AS"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 1,NOV 2025 {CBB<\/strong>}Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlay howlgalka Hilaac ee Deegaannada maamulkiisa ka socda ayaa sheegay in ay ka go\u2019an tahay soo afjraridda Daacish iyo \u2018AS\u2019 oo weli ku sugan qaybo kamid ah Gobolka Bari<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Siciid Deni waxa uu intaas ku daray in duruufo kala duwan uu la kulmay howlgalka maamulkiisa uu wado balse uu haatan kasoo kabtay, waxa uu bogaaadiyay cid weliba oo ku gacansiisay Dowlad-Goboleedka Puntland howlgalladaa socda<\/p>\n<p>Deni ayaa ciidamada ammaanka faray in ay xoogga saaraan kordhinta howlgallada ka dhanka ah Daacish &amp; \u2018AS\u2019 isaga oo tilmaamay in si gaar ah looga baahan yahay in ay adkeeyaan nabadgalyada Magaalooyinka si aanay ugu dhex dhuuman<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Buuralayda Calmiskaad &amp; Cal-madoow ayuu xusay in ay yihiin goobaha saldhigga u ah<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cMuddo sanad ku dhow waxa ay ciidankeennu horumar ka sameeyeen howlgalka sifaynta, meelaha ay ku dagaalamayaan xitaa ma ahan meelo ay baabuurtu geli karaan oo aanay xitaa sidoo kale geli karin owrtu, Diyaarado ayaa wax looga daadiyaa, intaas waxa ay u samaynayaan waa in ay soo afjaraan Kooxaha Argagixisad, waxaa naga go\u2019an aan soo afjarno kooxahaas\u201d ayuu yiri Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha DG Puntland<\/p>\n<p>Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa dagaallada ka dhanka ah Daacish iyo \u2018AS\u2019 waxa ay sheegtay in ay ku gacansiinayaan Dowlado sida Maraykanka iyo Imaaraatka Carabta oo duqaymo culus ka fuliya goobaha ay adag tahay in si fudud loo galo.<\/p>\n<div class=\"sharedaddy sd-sharing-enabled\"><\/div>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 1,NOV 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlay howlgalka Hilaac ee Deegaannada maamulkiisa ka socda ayaa sheegay in ay ka go\u2019an tahay soo afjraridda Daacish iyo \u2018AS\u2019 oo weli ku sugan qaybo kamid ah Gobolka Bari &nbsp; Siciid Deni waxa uu intaas ku daray in duruufo kala duwan uu la kulmay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7189,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7188","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7188","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7188"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7188\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7190,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7188\/revisions\/7190"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7189"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7188"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7188"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7188"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}