{"id":721,"date":"2024-07-31T10:13:33","date_gmt":"2024-07-31T10:13:33","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=721"},"modified":"2024-07-31T10:13:33","modified_gmt":"2024-07-31T10:13:33","slug":"rw-xamsa-dowladda-federaalka-waxaa-ka-goan-in-as-dalka-laga-tirtiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=721","title":{"rendered":"RW Xamsa: \u201cDowladda Federaalka waxaa ka go\u2019an in \u2018AS\u2019 Dalka laga tirtiro\u201d."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco\u00a0 31 July 2024 {CBB}\u2013<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dagaalka ka dhanka ah \u2018AS\u2019 Xoogga la saarayo si gaar ah deegaannada ay weli ka joogaan Gobollada Dalka.<\/p>\n<p>Xamsa ayaa sheegay in Ahmiyadda koowaad ee Xukuumaddiisa Dan Qaran ay tahay xoojinta Amniga sidaas awgeed lagu gaari karo in la kordhiyo howlgallada ka socda deegaannada ay weli maamulayaan \u2018AS\u2019.<\/p>\n<p>Muddo dheer ayuu sheegay in \u2018AS\u2019 ay weerarro iyo qaraxyo geysanayeen balse xaaladdu isbaddeshay kaddib markii lagu weeraray goobaha ay kasoo duullaan tagayeen lagana qabsaday sida uu hadalka u dhigay Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cDowladda Federaalka haddii ay tahay heer Federaal &amp; Heer Dowlad-Goboleed waxaa ka go\u2019an in \u2018AS\u2019 Dalka laga tirtiro, halkaan Buulo Xaaji oo muddo dheer ay degenaayeen Dadkii degenaayeen way la hareen oo Biyihii iyo Baadkii ayay ka jareen, Maalintii koow la imaanayay xitaa sawirka Dadka uu isbaddelay\u201d<\/em><\/strong>\u00a0RW XFS Xamsa Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Hadalkaan waxa uu Ka sheegay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre kulan uu la qaatay ciidamo isugu jira Kumaandooska DANAB &amp; kuwa Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Jubbaland ee fadhigoodu yahay Buulo Xaaji Gobolka Jubada Hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco\u00a0 31 July 2024 {CBB}\u2013Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dagaalka ka dhanka ah \u2018AS\u2019 Xoogga la saarayo si gaar ah deegaannada ay weli ka joogaan Gobollada Dalka. Xamsa ayaa sheegay in Ahmiyadda koowaad ee Xukuumaddiisa Dan Qaran ay tahay xoojinta Amniga sidaas awgeed lagu gaari karo in la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":722,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-721","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/721","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=721"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/721\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":723,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/721\/revisions\/723"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/722"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}