{"id":7210,"date":"2025-11-02T09:16:01","date_gmt":"2025-11-02T09:16:01","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7210"},"modified":"2025-11-03T09:17:21","modified_gmt":"2025-11-03T09:17:21","slug":"warrarkii-ugu-dembeeyey-weeraro-midni-loo-adeegsaday-oo-ka-dhacay-wadanka-ingiriiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7210","title":{"rendered":"Warrarkii ugu dembeeyey weeraro midni loo adeegsaday oo ka dhacay wadanka Ingiriiska"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 2, Nov 2025 {CBB}<\/strong>Sida ay sheegeen booliska toban qof ayaa isbitaalka loo qaaday, iyadoo sagaal ka mid ah la rumeysan yahay inay qabaan dhaawacyo halis ku ah noloshooda, ka dib weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay Cambridgeshire. Weerarka ayaa ka dhacay gudaha tareen xilli rakaabku ay saarnaayeen<\/p>\n<p>Lama soo sheegin wax dhimasha ah oo weerarka ka dhashay<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Boolisku waxay ku dhawaaqeen \u201cdhacdo weyn\u201d, waxayna xaqiijiyeen in saraakiisha ka hortagga argagixisada ay ka qeyb qaadan doonaan baaritaanka<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dad goobjoogayaal ah oo la socday Tareenka xiliga uu shilka dhacayay ayaa warbaahinta uga warbixiyay sida ay wax u dhaceen<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Goobjooge ku sugnaa tareenka xilliga uu shilku dhacayay ayaa sheegay in rakaabka ay la kulmeen \u201cargagax \u201d iyadoo dhibanayaasha dhiigbaxa ay ku baaqeen in la gargaaro<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Olly Foster ayaa BBC-da u sheegay in uu markii hore maqlay dadka oo ku qaylinaya \u201corod, orod, waxaa jira nin si dhab ah u tooreynaya qof walba\u201d<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_5_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_5\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;us_privacy=1---&amp;gpp_sid=-1&amp;client=ca-pub-1599381228913023&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=2577256593&amp;adf=542668762&amp;pi=t.aa~a.111687466~i.30~rp.4&amp;w=696&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1762161386&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=8351229868&amp;ad_type=text_image&amp;format=696x280&amp;url=https%3A%2F%2Fwww.hiiraanweyn.net%2F2025%2F11%2F02%2Fwarrarkii-ugu-dembeeyey-weeraro-midni-loo-adeegsaday-oo-ka-dhacay-wadanka-ingiriiska%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=174&amp;rw=696&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;wgl=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTQyLjAuNzQ0NC41OSIsbnVsbCwwLG51bGwsIjY0IixbWyJDaHJvbWl1bSIsIjE0Mi4wLjc0NDQuNTkiXSxbIkdvb2dsZSBDaHJvbWUiLCIxNDIuMC43NDQ0LjU5Il0sWyJOb3RfQSBCcmFuZCIsIjk5LjAuMC4wIl1dLDBd&amp;abgtt=7&amp;dt=1762161386468&amp;bpp=1&amp;bdt=3737&amp;idt=2&amp;shv=r20251029&amp;mjsv=m202510290101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D1538f7360cc8dea3%3AT%3D1759568985%3ART%3D1762161119%3AS%3DALNI_MYpwr2jhMigZFCVwfk7zJrDP9SRig&amp;gpic=UID%3D0000124d14d5f3a6%3AT%3D1759568985%3ART%3D1762161119%3AS%3DALNI_MY6NSP-ca5kGvbaL7pYNx4MP2mEDA&amp;eo_id_str=ID%3D14156cb743935280%3AT%3D1759568985%3ART%3D1762161119%3AS%3DAA-AfjZv3VRijCT35ZRsvTzem3Ky&amp;prev_fmts=0x0%2C1164x280%2C1068x280%2C1068x70&amp;nras=3&amp;correlator=5636149786080&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=720&amp;u_w=1280&amp;u_ah=680&amp;u_aw=1280&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1.25&amp;dmc=4&amp;adx=98&amp;ady=1687&amp;biw=1265&amp;bih=594&amp;scr_x=0&amp;scr_y=400&amp;eid=31095515%2C31095562%2C31095564%2C95376297%2C31095556%2C95376119%2C95376894&amp;oid=2&amp;pvsid=710585737713472&amp;tmod=183788274&amp;uas=3&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fwww.hiiraanweyn.net%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1280%2C0%2C1280%2C680%2C1280%2C594&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=1&amp;td=1&amp;tdf=2&amp;psd=W251bGwsbnVsbCxudWxsLDFd&amp;nt=1&amp;pgls=CAEaBTYuOC4z~CAEQBBoHMS4xNjQuMA..&amp;num_ads=1&amp;ifi=6&amp;uci=a!6&amp;btvi=2&amp;fsb=1&amp;dtd=9\" name=\"aswift_5\" width=\"696\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!6\" aria-label=\"Advertisement\" data-load-complete=\"true\" data-google-query-id=\"COf68NvS1ZADFXdFHQkdb8w05g\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dareenkaygu wuxuu la jiraa dhammaan dadka ay saameysay, waxaana mahadnaq u dirayaa adeegyada gurmadka degdegga ah ee jawaab celintooda. Qof kasta oo ku sugan deegaanka waa inuu raacaa talada booliska.ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha UK, Keir Starmer<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Tani waa weerar gebi ahaanba naxdin leh, waxaana dareenkaygu la jiraa dhammaan dadka ay saameysay, oo ay ku jiraan kuwa gurmadka degdegga ah ee goobta ku sugnaa.ayey tiri Kemi Badenoch, hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ee Conservative<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 2, Nov 2025 {CBB}Sida ay sheegeen booliska toban qof ayaa isbitaalka loo qaaday, iyadoo sagaal ka mid ah la rumeysan yahay inay qabaan dhaawacyo halis ku ah noloshooda, ka dib weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay Cambridgeshire. Weerarka ayaa ka dhacay gudaha tareen xilli rakaabku ay saarnaayeen Lama soo sheegin wax dhimasha ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7211,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7210","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7210","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7210"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7210\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7212,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7210\/revisions\/7212"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7211"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7210"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7210"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7210"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}