{"id":7219,"date":"2025-11-02T09:21:11","date_gmt":"2025-11-02T09:21:11","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7219"},"modified":"2025-11-03T09:23:10","modified_gmt":"2025-11-03T09:23:10","slug":"safiirka-dalka-suudaan-ee-soomaaliya-oo-booqday-wasaaradda-arrimaha-dibedda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7219","title":{"rendered":"Safiirka Dalka Suudaan ee Soomaaliya oo booqday Wasaaradda Arrimaha-dibedda Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 2, Nov 2025 {CBB}<\/strong>Safiirka Dalka Suudaan ee Soomaaliya ayaa booqday Wasaaradda Arrimaha-dibedda, isaga oo halkaasi kulan kula qaatay Wasiiru-dowle Cali Balcad oo ay ka wada-hadleen xaaladda colaadeed &amp; bin\u2019adannimo ee ka taagan dalka Suudaan.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha-dibedda DFS waxa ay sheegtey in Soomaaliya xaqiijisey taageeradeeda midnimada, madax-banaanida iyo xasiloonida wadanka Suudaan,<br \/>\nKulankan ayaa imanaya xili cabasho badan laga muujiyay Diyaaradaha Imaaraadka Carabta ee saadka u wado kooxda RSF ee ka dagaalanto Suudaan ay saadka u marsiiyaan Garoonka Diyaaradaha Boosaaso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 2, Nov 2025 {CBB}Safiirka Dalka Suudaan ee Soomaaliya ayaa booqday Wasaaradda Arrimaha-dibedda, isaga oo halkaasi kulan kula qaatay Wasiiru-dowle Cali Balcad oo ay ka wada-hadleen xaaladda colaadeed &amp; bin\u2019adannimo ee ka taagan dalka Suudaan. Wasaaradda Arrimaha-dibedda DFS waxa ay sheegtey in Soomaaliya xaqiijisey taageeradeeda midnimada, madax-banaanida iyo xasiloonida wadanka Suudaan, Kulankan ayaa imanaya xili [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7220,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7219","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7219","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7219"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7219\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7221,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7219\/revisions\/7221"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7220"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7219"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7219"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7219"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}