{"id":7222,"date":"2025-11-03T09:25:54","date_gmt":"2025-11-03T09:25:54","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7222"},"modified":"2025-11-03T09:25:54","modified_gmt":"2025-11-03T09:25:54","slug":"malaayiin-ruux-oo-ku-sugan-suudaan-oo-wajahaya-xaalad-adag","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7222","title":{"rendered":"Malaayiin ruux oo ku sugan Suudaan oo wajahaya xaalad adag"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin Nov 03, 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Malaayiin qof oo ku sugan gudaha Suudaan, gaar ahaan galbeedka dalka, ayaa weli wajahaya xaalad bini\u2019aadanimo oo daran, iyadoo dagaalka u dhexeeya ciidamada dowladda iyo ciidamada milatariga ah ee RSF uu sii socdo<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha caalamiga ah ee gargaarka ayaa ugu baaqay labada dhinac in ay fududeeyaan socdaalka gargaar bini\u2019aadanimo, iyagoo soo jeediyay xabbad joojin<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maalmo kaddib markii RSF ay la wareegtay magaalada El-Fasher ee caasimadda Waqooyiga Darfur, ayaa waxaa ka sii dartay xaaladda, iyadoo kumannaan qof ay wali ku xayiran yihiin magaalada halka kumannaan kalena la la\u2019yahay kadib markii ay ka carareen dagaalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin Nov 03, 2025 {CBB}\u00a0Malaayiin qof oo ku sugan gudaha Suudaan, gaar ahaan galbeedka dalka, ayaa weli wajahaya xaalad bini\u2019aadanimo oo daran, iyadoo dagaalka u dhexeeya ciidamada dowladda iyo ciidamada milatariga ah ee RSF uu sii socdo &nbsp; Hay\u2019adaha caalamiga ah ee gargaarka ayaa ugu baaqay labada dhinac in ay fududeeyaan socdaalka gargaar bini\u2019aadanimo, iyagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7223,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7222","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7222","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7222"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7222\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7224,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7222\/revisions\/7224"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7223"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7222"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7222"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7222"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}