{"id":724,"date":"2024-07-31T10:14:50","date_gmt":"2024-07-31T10:14:50","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=724"},"modified":"2024-07-31T10:14:50","modified_gmt":"2024-07-31T10:14:50","slug":"hayadda-sodma-oo-gargaar-bani-aadamnimo-siisay-qoysas-ku-sugan-deegaanka-buula-xaaji-gobolka-jubada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=724","title":{"rendered":"Hay\u2019adda SODMA oo Gargaar bani aadamnimo siisay Qoysas ku sugan Deegaanka Buula Xaaji Gobolka Jubada Hoose."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco\u00a0 31 July 2024 {CBB}\u2013<\/strong>Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa gargaar bani aadamnimo gaarsiiyay Deegaanka Buula Xaaji Gobolka Jubada Hoose Dowlad-Goboleedka Jubbaland oo ay ku nool qoysas la dhibaateysan xaalado dhanka Nolosha ah.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka ee losoo gaabiyo SODMA waa Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa sheegay in Hay\u2019addu ay Kaalmadaas gaarsiisay qoysas gaaraya 900 kuwaas oo duruufo kala duwan oo dhanka halganka Nolosha wajahaya.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Hay\u2019addu ay ka go\u2019an tahay in ay Gargaar Bani aadamnimo geyso deegaannada laga saaray \u2018AS\u2019 ee Gacanta Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada hoostaga soo galay sida uu yiri Guddoomiyaha SODMA Maxamuud Macallim Cabdulle.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda SODMA waxa ay Dowladda Federaalka Wakiil uga tahay u gurmashada qoysaska dhibaateysan ee xaaladaha adag wajahaya, kahortagga Musiibooyinka &amp; ka digista digniinta soo gaarto si looga feejignaado halista ka dhalan karta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco\u00a0 31 July 2024 {CBB}\u2013Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa gargaar bani aadamnimo gaarsiiyay Deegaanka Buula Xaaji Gobolka Jubada Hoose Dowlad-Goboleedka Jubbaland oo ay ku nool qoysas la dhibaateysan xaalado dhanka Nolosha ah. Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka ee losoo gaabiyo SODMA waa Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa sheegay in Hay\u2019addu ay Kaalmadaas gaarsiisay qoysas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":725,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-724","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/724","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=724"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/724\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":726,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/724\/revisions\/726"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/725"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=724"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=724"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=724"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}