{"id":7256,"date":"2025-11-04T08:17:09","date_gmt":"2025-11-04T08:17:09","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7256"},"modified":"2025-11-04T08:17:30","modified_gmt":"2025-11-04T08:17:30","slug":"7-wadan-oo-ku-baaqay-in-ciidamada-israaiil-si-degdeg-ah-uga-baxaan-qaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7256","title":{"rendered":"7 Wadan Oo ku baaqay in ciidamada Israa\u2019iil si degdeg ah uga baxaan Qaza."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 4 Nov 2025 {CBB}<\/strong>Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Carabta iyo kuwa Islaamka oo kulan ku yeeshay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, ayaa waxay cambaareeyeen xadgudubka Israa\u2019iil ee ku aaddan heshiiskii xabbad joojinta ee Gaza, waxayna ku baaqeen in ciidamada Israa\u2019iil ay si deg-deg ah uga baxaan Gaza.<\/p>\n<p>Kulanka looga hadlayay arrimaha Qaza oo Isniintii ka dhacay Istanbul, ayaa waxaa ka qeyb galay wufuud ka kala socotay dalalka Turkiga, Pakistan, Indonesia, Qatar, Sacuudiga, Jordan iyo Imaaraadka Carabta oo martigelinaya shirka.<\/p>\n<p>Waxaa in la xusuusta ah in Pakistan, oo ay weheliyaan toddobo waddan oo kale oo Carab ah iyo Islaamiyiin ah, ay si firfircoon uga qaybqaateen hindisaha nabadeed ee ka dhashay \u2018heshiiska nabadda ee Gaza\u2019 ee ka dhacay magaalada Sharm el-Sheikh ee dlka Qadar.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Pakistan ayaa markii uu soo idlaaday kulanka lagu sheegay, in intii uu socday kulanka ay wasiirka arrimaha dibadda Pakistan Senator Isxaaq Daar oo ay weheliyaan wasiirro kale oo arrimaha dibadda Carabta iyo Islaamka ay ka wadahadleen, qaabka mustaqbalka loo gaari karo xabad-joojin waarta iyo nabad waarta oo ka dhacda Gaza.<\/p>\n<p>Sida lagu sheegay bayaanka, madaxda ka qayb galaysa kulanka ayaa si wada jir ah ugu baaqay gargaar bini\u2019aadantinimo oo deg deg ah oo la geeyo Falastiiniyiin, waxayna cambaareeyeen xadgudubyada xabad joojinta ee Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa sheegtay in dhammaan hoggaamiyeyaasha ay si wadajir ah ugu baaqeen Israa\u2019iil in ay ka baxdo dhulka Falastiin ee ay haysato, waxayna carrabka ku adkeeyeen dib u dhiska Gaza.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 4 Nov 2025 {CBB}Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Carabta iyo kuwa Islaamka oo kulan ku yeeshay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, ayaa waxay cambaareeyeen xadgudubka Israa\u2019iil ee ku aaddan heshiiskii xabbad joojinta ee Gaza, waxayna ku baaqeen in ciidamada Israa\u2019iil ay si deg-deg ah uga baxaan Gaza. Kulanka looga hadlayay arrimaha Qaza oo Isniintii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7257,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-7256","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7256","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7256"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7258,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7256\/revisions\/7258"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7257"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}