{"id":7259,"date":"2025-11-04T08:19:41","date_gmt":"2025-11-04T08:19:41","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7259"},"modified":"2025-11-04T08:19:41","modified_gmt":"2025-11-04T08:19:41","slug":"wasiirka-cayaaraha-xfs-awood-ma-u-leeyahay-in-uu-shaqada-ka-joojiyo-gos-in-uu-dacwad-ka-gudbiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7259","title":{"rendered":"Wasiirka Cayaaraha XFS Awood ma u leeyahay in uu shaqada ka joojiyo GOS &#038; in uu dacwad ka gudbiyo?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 4 Nov 2025 {CBB}<\/strong>Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa 2dii Bishaan sheegay in uu shaqo ka joojin ku sameeyay Guddoomiyaha iyo xoghayaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo GOS kaddib markii Wasaaraddu ku eedeysay \u201chab-dhaqan ka hor imaanaya nidaamka, anshaxa iyo shuruucda maamulka ciyaaraha dalka\u201d.<\/p>\n<p>Arrintaan waxaa jawaab ka bixiyay Guddoomiye Axmed Cabdi Xasan wataac iyo Xoghaye Maxamed Cabdow Xaaji ayaa ka falceliyay eedaha loo jeediyay &amp; go\u2019aanka Wasaaradda Cayaaraha ay shaqada uga joojisay, waxa ay eed culus u gudbiyeen Wasiirka Cayaaraha Soomaaliya taas oo ah \u201cin uu iibsaday dhulka ay ku shaqaynayeen\u201d.<br \/>\nIntaas kaddib Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Cayaaraha &amp; Dhallinyarada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dacwad ka dhan ah xubnahaan loo gudbiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa tallaabadaan ku tilmaamtay mid lagu ilaalinayo nidaamka iyo sharciga Isboortiga dalka, waxa ay intaas ku dartay in ay heshay falal muujinaya Musuq, tahriib iyo ku takrifal awoodeed oo ka dhan ah Isboortiga Soomaalida sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Xubnaha Dacwadda laga gudbiyay ayaa lagu daray xubno kale sida Guddoomiye ku xigeenka GOS iyo Kaaliyaha Xoghayaha, waxa ay Wasaaradda Cayaaraha Soomaaliya uga dhegeneed Guddoomiyaha iyo xoghayaha guud ee Guddigaas.<\/p>\n<p>Wasaaradda Cayaaraha Soomaaliya, awood ma u leedahay in ay shaqo ka joojin ku samayso Guddiga Olombikada Soomaaliyeed?<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 4 Nov 2025 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa 2dii Bishaan sheegay in uu shaqo ka joojin ku sameeyay Guddoomiyaha iyo xoghayaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo GOS kaddib markii Wasaaraddu ku eedeysay \u201chab-dhaqan ka hor imaanaya nidaamka, anshaxa iyo shuruucda maamulka ciyaaraha dalka\u201d. Arrintaan waxaa jawaab ka bixiyay Guddoomiye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7260,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7259","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7259","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7259"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7259\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7261,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7259\/revisions\/7261"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7260"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7259"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7259"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7259"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}