{"id":7262,"date":"2025-11-04T10:41:31","date_gmt":"2025-11-04T10:41:31","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7262"},"modified":"2025-11-04T10:41:31","modified_gmt":"2025-11-04T10:41:31","slug":"rw-xamsa-ai-waxa-ay-gaartay-heer-aadan-kala-garanayn-aniga-caadiga-ah-iyo-aartifishilka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7262","title":{"rendered":"RW Xamsa: AI waxa ay gaartay heer aadan kala garanayn aniga caadiga ah iyo aartifishilka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 4 Nov 2025 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay faa\u2019iidooyinka iyo dhibaatooyinka is dhinac yaalla ee wadato aaladda garaadka macmalka ah ee AI oo uu tilmaamay in loo baahan yahay helitaanka sidii loo maamuli lahaa.<\/p>\n<p>Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in aaladdaan ay gaartay in la kala garan waayo xaqiiqada qofka hadlaya iyo kuwa lagu farsameeyay AI maadaama ay aad isugu dhow yihiin sida uu hadalka u dhigay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cAI waxa ay gaartay heer aadan kala garanayn aniga caadiga ah iyo aartifishil, ilaa heerkaas ayuu soo gaaray, waxa aan ka qaybgalay shir Koofurta Kuuriya ka dhacay oo looga hadlayay sidee ayaa loo maareeyaa mushkiladdeeda? Sideese looga faa\u2019iidaystaa khayrkeeda\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Ayuu yiri RW XFS, Xamsa Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Dhanka faa\u2019iidada waxa uu tusaale usoo qaatay in aanay laga maarmayn waa marka la eego dhabbaha wanaagsan, waxaana uu intaas ku daray in loo baahan yahay in la maamulo si hannaanka togan looga faa\u2019iidaysto sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cAI waa la\u2019isku waafaqsan yahay in aan laga maarmi karin, uu noqday qeyb ka mid ah nolosha qofka, qoyska, bulshada, iyo dowladda, mar haddii aan laga maarmi karin sidee loo maamulayaa\u201d<\/em><\/strong>\u00a0ayuu hadalkiisa kusoo gabagabeeyay RW XFS, Xamsa Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horay u sheegay in aaladda garaadka macmalka ah loo adeegsaday muuqaal ahaan, sawir ahaan iyo cod ahaan, waxaana uu tilmaamay in ay jiraan dad sida wanaagsan u adeegsado aaladdaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 4 Nov 2025 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay faa\u2019iidooyinka iyo dhibaatooyinka is dhinac yaalla ee wadato aaladda garaadka macmalka ah ee AI oo uu tilmaamay in loo baahan yahay helitaanka sidii loo maamuli lahaa. Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in aaladdaan ay gaartay in la kala garan waayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7263,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7262","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7262","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7262"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7262\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7264,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7262\/revisions\/7264"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7263"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7262"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7262"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7262"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}